Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dufcadii Koowaad Arday ka qalinjabisay Kuliyada Injinerinka Jaamacada Hormuud{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dufcadii Koowaad Arday ka qalinjabisay Kuliyada Injinerinka Jaamacada Hormuud{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Balaaran oo ay ka qayb galeen Mas,uuliyiin kala duwan sida Maamulka jaamacada Hormuud University Maamulka Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Waalidiin Ardada Jaamacada Hormuud iyo qaybaha kala duwan Ee Bulshada Ujeedkeeduna ahaa Qalinjabinta Dufcadii koowaad Arday ka qalinjabisay Kuliyada Injineerinka Qaybteeda Electric Enjineerinka ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabadaas oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu soo bandhigay Muuqaalo ka turjumaya Waxqabadka Jaamacadda Hormuud waxaana ka hadlay Munasabada oo si Faah Faahsana uga hadlay Taariikhda iyo Heerarka ay soo martay Jaamacada Hormuud University Gudoomiyaha Guud Ee Jaamacadaas Prof Jaylaani Cabdulaahi Cusman oo sidoo kalena hambalyo iyo Bogaadin u diray Ardada Qalin jabisay.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Waxaa sidoo kale Mas,uuliyiinta ka hadashay ka mid ah Gudoomiyaha Shirkada Hormuud oo Hambalyo uu ardada u soo jeediyay ka dib sheegay in Maamulka Shirkada Hormuud uu mar walba diyaar u yahay in ardada iyo qaybaha bulshada uu gacan siiyo Hormuudna ay mabaadiideeda ay qayb ka tahay Caawinta bulshada iyo dhiiri galinta aqoonta.

Ugu dambeyntiina Shahaadooyin ayaa Maamulka Jaamacada iyo Shirkada Hormuud waxaa ay gudoonsiiyeen Ardada Qalin jabisay iyo sidoo kale Qaar ka mid ah macalimiinta Jaamacada wax ka dhigta oo iyagu dadaaalkooda lagu siiyay Shahaadooyinka

DSC00547

DSC00546

DSC00545

DSC00537

DSC00535

DSC00522

DSC00525

DSC00530

DSC00536

DSC00538

DSC00559

Previous Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Safiirka Imaaraadka Ee Soomaaliya Oo Booqday Magaalada Garoowe “SAWIRRO”

Next Post
Safiirka Imaaraadka Ee Soomaaliya Oo Booqday Magaalada Garoowe “SAWIRRO”

Safiirka Imaaraadka Ee Soomaaliya Oo Booqday Magaalada Garoowe “SAWIRRO”

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

August 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In