Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka iyo bulshada degmada Wadajir oo barlamanka ka dalbaday iney ansixiyaan xukuumadda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Maamulka iyo bulshada degmada Wadajir oo barlamanka ka dalbaday iney ansixiyaan xukuumadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu soo dhaweeynayay xukuumadda cusub islamarkaana baarlamanka looga dalbanayay, iney ansixiyaan ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo bulshada degmadaasi, iyadoo halkaasi lagu soo bandhigay suugaan qiiro leh oo lagu muujinayay taageerada xukuumadda cusub ee uu soo dhisay R/wasaare Cumar Cabdi-rashiid.

Related posts

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026

Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed cabdulle Afrax oo munaasabadda ka hadlay ayaa tilmaamay in maamulka iyo bulshada degmada Wadajir ay soo dhaweynayaan golaha wasiirrada cusub ee uu soo dhisay R/wasaare Sharma’arke.

Wuxuu ka dalbaday mudanayaasha baarlamanka iney ansixiyaan xukuumadda cusub , isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay iney wax ka qaban doonaan howlaha loo igmaday.

“Isu imaatinkan waxaa uu ku saabsanyahay taageerada an u heyno madaxweynaha, R/wasaaraha iyo xukuumadda uu soo dhisay, bulshada Wadajir waxey ka codsanayaan baarlamanka iney ansixiyaan xukuumadda” ayuu yiri gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed Cabdulle Afrax.

Previous Post

Wasaaradda amniga oo ku raad joogta shaqsiyaad ka tirsan Shabaab

Next Post

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeysay geerida wasiirkii Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda

Next Post
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeysay geerida wasiirkii Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeysay geerida wasiirkii Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

July 28, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

July 28, 2026
0

Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In