Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeysay geerida wasiirkii Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeysay geerida wasiirkii Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, gudoomiyaha baarlamanka Maxamed Sh. Cusman Jawaari, iyo R/wasaaraha dalka mudane Cumar C./rashiid ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee si hayihii xilka Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Maxamuud Coloow Barrow oo saaka ku geriyooday Muqdisho.

Madaxda dalka ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeysay geerida ku timid Allaha u naxariistee si hayihii xilka Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Maxamuud Coloow Barrow.

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Sidoo kale waxey tacsi taa la mid ah u direen eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuumka, iyagoo u rajeeyay in samir iyo Iimaan Alle ka siiyo, marxuumkana jannadii fardowsa Alle ka waraabiyo.

Allaha u naxariistee wasiirkii kalluumeysiga iyo kheyraadka badda Maxamuud Coloow Barroow ayaa u geeriyooday xanuun in muddo ah hayay.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun
Taariikh nololeedka marxuumka halkan kala soco dhawaan.

Previous Post

Maamulka iyo bulshada degmada Wadajir oo barlamanka ka dalbaday iney ansixiyaan xukuumadda

Next Post

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeyay ansixinta xukuumadda (Dhageyso+Sawirro)

Next Post
Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeyay ansixinta xukuumadda (Dhageyso+Sawirro)

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeyay ansixinta xukuumadda (Dhageyso+Sawirro)

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In