Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu taageeraayay Xukuumadda cusub oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu taageeraayay Xukuumadda cusub oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo lagu taageeraayay xukuumada cusub ee uu dhawaan soo dhisay Ra’isul wasaaraha dowlada Soomaaliya madnane Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmarke ayaa waxaa kasoo qeyb galay waxgarad,siyaasiyiin,culuma’udiin iyo dhalinyaro.

Maxamed Macalin Yuusuf Garabey iyo Maxamud Bashiir Qaasim Daqare oo kamid ah siyaasiyiinti ka qeyb gashay kulan kaasi ayaa xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya ka dal baday in ay an saxiyaan xukuumada cusub uu soo dhisay Ra’isul wasaaraha dalka si ummadda Soomaaliyed ay u gaaran cadaalad horumar iyo xasilooni.

Related posts

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026

Dhanka kale waxaa kulan kaasi ka hadlay qaar kamid ah dhalinyaradii ka qeyb gashay kulanka lagu taageeraye xukuumada cusub ayaa waxa ay xildhibaanada golaha shacabka ka codsadeen in ay ansaxiyaan xukuumada uu soo magacaabay Ra’isul wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmarke si loo dardargeliyo howlaha horyaala dowladda Soomaaliya.

Maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa gudaha dalka iyo dibada lagu qabanaayey munaasabado iyo shirar lagu taageeraaye xukuumada cusub ee dhawaan soo dhisay Ra’isul wasaare Cumar Cabdi Rashiid islamarkaana la filaayo in la horgeeyo Barlamaanka Soomaaliya.

Previous Post

Ra’iisul wasaare ku xigeenka magacaaabn oo maanta soo gaaray Muqdisho”sawiro”

Next Post

Musharax cusub oo u taagan Madaxtinimada gobollada Dhexe oo lagu soo dhaweeyay Guriceel “SAWIRRO”

Next Post
Musharax cusub oo u taagan Madaxtinimada gobollada Dhexe oo lagu soo dhaweeyay Guriceel “SAWIRRO”

Musharax cusub oo u taagan Madaxtinimada gobollada Dhexe oo lagu soo dhaweeyay Guriceel "SAWIRRO"

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

September 15, 2026
0

‎Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

September 15, 2026
0

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In