Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Baarlamaanka oo cod aqlabiyad leh ku meel mariyey sameynta guddi Baarlamaanni ah oo la dagaalamma Musuq Maasuqa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayadoo lagu wado in xildhibaanada uu hor-tago R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

Ciidamada ammaannka ayaa ku sugan waddooyinka ku dhow xarunta golaha shacabka ayadoo xildhibaanada iyo shaqaalaha baarlamaanku ay galayaan xarunta golaha shacabka ee uu shirku ka dhici doono.

Related posts

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

August 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026

Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa horay u shaaciyay in goluhu uu maanta uu sabti ah uu yeelan doono kulan ku saabsan in xukuumadda ay cod u qaadaan.

Xildhibaan Maxamed Cumar oo ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa Radio Muqdisho u sheegay in kulanka Barlamaanka uu jiro, balse Ra’iisul wasaaraha uu imaan doono golaha si uu u sheego isbadel ku yimid golaha wasiirrada cusub ee uu dhawaan soo magcaabay, iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali uu ka laabtay golahiisa wasiirrada uu soo magcaabay.

“Kulanka waxaa laga filan karaa in baarlamaanka uu go’aan ka gaaro arrinta golaha Wasiirada cusub, inkasta oo ay jiraan isbadalo ku yimid golaha Wasiirada oo aan si rasmi ah weli noo soo gaarin, balse Ra’iisul wasaaraha ayaa laga warsugayaa in uu baarlamaanka la hadlo, una sharxo qorshe howleedkiisa iyo haddii ay jiraan isbadal kale” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cumar.

Warar aan ka helnay xafiiska R/wasaaraha ayaa sheegay in mudane Cumar Cabdirashiid uu khudbad u jeedin doono baarlamaanka.
Wixii warar ah ee ku soo kordha waan idin la soo socodsiin doonnaa hadduu Alle idmo.

Previous Post

Charlie Austin iyo Manuel Pellegrini oo loo magacaabay Xiddiga Iyo Tababarihii Ugu Fiicnaa Bisha December Horyaalka Premier League-ga.

Next Post

Baarlamaanka oo laga codsaday inay codka kalsoonida ah siiyaan golaha Wasiirada cusub

Next Post

Baarlamaanka oo laga codsaday inay codka kalsoonida ah siiyaan golaha Wasiirada cusub

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In