Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

SAWIRO+ MUUQAAL:-Saraakiil ka tirsan ciidanka Kumandooska oo la dalacsiiyay iyo dhuulatus ay sameeyeen.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka, Xulashada
0
SAWIRO+ MUUQAAL:-Saraakiil ka tirsan ciidanka Kumandooska oo la dalacsiiyay iyo dhuulatus ay sameeyeen.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada kumaandooska ee Danab ayaa maanta munaasabad lagu dalacsiinayay qaarka mid ah saraakiishooda lagu qabtay xarunta tababarka ciidamada ee Jaziira, halkaasi oo ay ku soo bandhigeen waxyaabihii ay horey u barteen ee xagga ciidanka ah, waxaana munaasabadda ka qeyb galay Taliyaha ciidanka Xoogga dalak Soomaaliyeed sareeyo Guuto Daahir Aadan Cilmi “Indho qarshe” iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada xoogga.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa markii ay dhameysteen qaar ka mid ah ciidankaasi dhoola tuska Milatari kaddib uu khudbad ugu jeediyay hoolka shirarka ee xerada tababarka Jaziira, isagoo ugu horeyn ugu hambalyeeyay sida tababarka ay ugu faa’ideysteen islamarkaana ay u soo bandhigeen.

Related posts

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

August 6, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

August 6, 2026

Sareeyo Guuto Daahir Aadan Cilmi “Indho qarshe” Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo hadal ka jeediyay xafladda ayaa kula dar daarmay ciidamada in waxyaabaha ay barteen ugu adeegaan shacabka oo ay ka difaacaan cadowga, isla markaana ay xoojiyaan muhiimada ay leedahay dhaqan galinta sharciga askariga looga baahanyahay, ayna ka fogaadaan wax kasta oo dhaawici karta sharafta Ciidanka.

Sareeyo Guuto Daahir Aadan Cilmi “Indho qarshe” ayaa dalacsiiyay qaar ka mid ah askartaasi oo uu ka dhigay Alilfle iyo laba alifle, kuwaa oo markii hore ahaa dablayaal, waxaana dalacsiin kaddib lagu dhaariyay Taliyaha hortiisa ciidankaasi.

Ugu dambeyntii Taliska ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay ku howlanaa dib u dhiska iyo tayeenta ciidanka, iyadoo gudaha dalka iyo dibadiisa ay ku qaataan tababaro kale duwan oo qaarkood ay yihiin xirfad kororsiin, waxaana taasi ay suura galisay in ciidamada ay door muuqata ay ka qaataan xoreynta dalka, iyadoo sanadkii tagay ee 2014-ka lagu xusuusto fulinta howlgaladii galeyr iyo badweynta hindiya oo ay hantiyeen ciidamada deegaanno iyo degmooyin badan ka tirsan dalka taasi oo ay mahdiyeen Bulshada Soomaaliyeed.

DSC_2723

DSC_2731

DSC_2739

DSC_2742

DSC_2744

DSC_2753

DSC_2758

DSC_2766

DSC_2770

DSC_2777

DSC_2779

DSC_2791

DSC_2798

DSC_2801

DSC_2816

DSC_2853

DSC_2863

DSC_2874

DSC_2929

DSC_2940

DSC_2942

DSC_2977

Previous Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciyaaryahan Suso oo Ku Biiray Kooxda AC Milan

Next Post
Ciyaaryahan Suso oo Ku Biiray Kooxda AC Milan

Ciyaaryahan Suso oo Ku Biiray Kooxda AC Milan

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐞𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐤𝐮 𝐢𝐦𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo  kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

August 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay wafdi ka socday Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia, Kenya iyo Uganda

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay wafdi ka socday Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia, Kenya iyo Uganda

August 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wufuud ka socotay Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In