Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Oo Howlgalo iyo Tabarucaad Ay U Sameynayeen Dadka Ka Sameeyay Degmooyinka Hiliwaa Iyo Yaaqshiid

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Oo Howlgalo iyo Tabarucaad Ay U Sameynayeen Dadka Ka Sameeyay Degmooyinka Hiliwaa Iyo Yaaqshiid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalo ammaanka lagu sugayo ammaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa Ciidamada Hey’adda Nabad Sugida Qaranka NISA ay ka sameeyeen, iyadoo ciidamada ay baarayeen guryaha degmooyinkaasi ku yaala waxaana ciidamada dadka ay ka shakiyaan ay u baarayeen si taxadar badan.

Ciidamada NISA ayaa baarayay gawaarida isaga kala gooshaya wadooyinka degmooyinkaasi, iyadoo ciidamda safaf dhaadheer galinayay gawaaridaasi, waxaana wadooyinka gawaarida ku baarayeen ka mid ahaa isgoyska Ex-Control Balcad.
Dhinaca kale Ciidamada Hey’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa inta ay ku guda jireen howlgalkooda ay ka wadeen xaafadaha degmooyinkaasi ay ku howlanaayeen tabarucaad ay u sameynayeen qoysaska ku sugnaa xaafadahaasi ay guddoonsiiyeen tabarucaad Dhaqaalo, iyadoo sidoo kale ciidamada ay la socdeen qubaro dhanka caafimaadka oo la socday kuwaa oo baaritaano caafimaad u sameynayay qoysaska danta yar oo dawo iyo baaritaan tabarucaad ah helay.
Ciidamada NISA oo ay ka muuqatay feejignaan dheeri ah waxa mid mid ay u baarayeen guryaha ku yaala degmooyinkaasi, iyadoo xaafadaha suuqa xoolaha baaritaankaasi ay ku ekeeyeen kuwaa oo laga baarayay in ay ku jiraan hub iyo waxyaaba qarxa oo suura gal ay tahay in lagu qariyay guryahaasi waxaana howlgalkaasi ay bar bar socdeen tabarucaada dadkaasi ay u sameynayeen Ciidamada soo dhaweeyay bulshada ku dhaqan xaafadahaasi.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Musharax Xasan Maxamed Nuur Qalaad oo Cadaado lagu soo dhaweeyay “Sawirro”

Next Post
Musharax Xasan Maxamed Nuur Qalaad oo Cadaado lagu soo dhaweeyay  “Sawirro”

Musharax Xasan Maxamed Nuur Qalaad oo Cadaado lagu soo dhaweeyay “Sawirro”

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In