Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Warfaafinta oo Shacabka iyo Warbaahinta hambalyada 21-ka Jannaayo u dirtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Warfaafinta oo Shacabka iyo Warbaahinta hambalyada 21-ka Jannaayo u dirtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Warfaafinta Hannuuninta Dadweynaha ayaa ugu hambalyeysan dhammaan shacabka Soomaaliyeed sanad guurada 43-aad ee ka soo wareegatay xuska Afka Soomaaliga oo ku beegsan 21-ka Jannaayo.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Hannuuninta Dadweynaha, mudane C/risaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) oo ka hadlayey Qalabka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in marxalado kala duwan uu soo maray af Soomaaliga, isla markaana uu ugu hambalyeynayo dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan habda Warbaahinta Soomaaliyeed.

Related posts

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026

“21-ka Jannaayo waa maalintii ugu horeysay ee uu soo baxay Wargeyskii Xiddigta Okotoober, isla markaana ku asteysan xuska sanad guurada af Soomaaliga, afartii marxaladood ee la soo maray waxyaabo badan ayaa laga dhexgal oo ay ka mid aheyd marxaddii ugu dambeysay ee uu dalka ku jiray bur-burka, 43, sanno ayaa ka soo wareegatay markii uu soo baxay wargeys Af Soomaali ku qoran, ka hor waxaa soo bixi jiray 11 wargeys oo luuqado kale ku qornaa, waxaana hubaa in warfaafinta ay door muuqda ku leedahay in Af-Soomaaliga la badbaadiyo oo shabiga lagu baahiyo muhiimadda xuska maalintaan muhiimka ah” ayuu yiri agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta.

Previous Post

Dhageyso Warka habeennimo ee Raio Muqdisho

Next Post

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post
Muxaadaro ka Hadleysa Islaamka iyo Qabyaalada oo uu Caawa Sh Muxamed Macalin Axmed ku qabtay magaalada gaalkacyo

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In