Thursday, November 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Turkiga oo Booqasho ku Imaanaya Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Turkiga oo Booqasho ku Imaanaya Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

22 January 2015, Mogadishu: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu beri dalka ku soo dhoweeyo Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip ErdoฤŸan.

Socdaalkan ayaa noqonayaa kii labaad ee Madaxweyne Erdogan ku yimaado Soomaaliya, iyadoo safarkiisii ugu horeeyey uu ahaa sannadkii 2011, isagoo markaasi ahaa Raiisul Wasaaraha Turkiga.

Related posts

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

November 25, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Labada Madaxweyne ayaa yeelan doona wadahadalo la xiriira iskaashiga labada dal, kuwaas oo diiradda lagu saari doono barnaamijyada horumarinta ee Turkiga ka wado Soomaaliya iyo arrimo kale oo waddanka waxtar u leh.

Madaxweyne ErdoฤŸan ayaa booqan doona qaar ka mid ah mashaariicda Turkiga uu maalgeliyo, ka hor intaanu dhameysan socdaalkiisa.

DHAMMAAD

Daud Aweis
Afhayeenka
Xafiiska Madaxweynaha
Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya

Previous Post

Taliska Ciidanka Boliiska Oo Digniin U Diray Dadka Ku Ganacsada Hareeraha Wadooyinka Muqdisho

Next Post

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip ErdoฤŸan “SAWIRRO”

Next Post
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip ErdoฤŸan “SAWIRRO”

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip ErdoฤŸan "SAWIRRO"

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

November 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo cuskanaya qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

November 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furey Madasha 9-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka oo sanadkan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY WASAARADDA BEERAHA IYO WARAABKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY WASAARADDA BEERAHA IYO WARAABKA

November 25, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, isaga oo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

November 25, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In