Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

IGAD “Al-Shabaab ma awoodaan inay carqaladeeyaan soo dhaweynta Ordogan”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
IGAD  “Al-Shabaab ma awoodaan inay carqaladeeyaan soo dhaweynta Ordogan”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War uu soo saaray urur goboleedka IGAD ayaa lagu cambaareeyay weerarkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaadeen hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ay ku sugnaayeen dimlomaasiyin Turkey ah maalintii Khamiista.

โ€œInkastoo ay shan qof oo ay ku jirtaan saddex ka tirsan ciidammada ammaanka ay naftooda ku waayeen fal dambiyeedka, haddana ma u suurta galin doonto inay joojiso burburka Al-Sabaab ee ah inay ka tirtirmaan taariikhdaโ€ ayaa lagu yiri war ka soo baxay IGAD.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

May 10, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO KHUBADDA MADAXWEYNAHA JFS

May 10, 2026

Warka ayaa intaa ku daray in dowladda Soomaaliya iyo shacabkeedu ay ku howlan yihiin sidoo ay dib ugu dhisan lahaayeen waddankooda, taas oo caalamkuna uu garab ku siinayo.

โ€œSoomaaliya waxay dhisatay dowlad federal ah, baarlamaan shaqeynaya iyo hayโ€™ado ammaan iyo ciidammo difaac, waxaa dib u soo laabtay suuqyadii,ย  goobaha waxbarashada iyo caafimaadka ayaa bixinaya adeegyadooda, taasi waxay caddeyneysaa in dagaal, rabshad iyo falal argagixiso oo ka dhaca dhulkan quruxda badan(Somalia) in ka badan 20 sano ay sii dhammaanayaanโ€.

IGAD ayaa warkooda ku sheegay in Al-Shabaab ay doonayaan inay carqaladeeyaan horumarka dalka Soomaaliya ayagoo sheegay inay ku guuldareysteen iny weerarrada ceynkaan ah fuliyaan intii lagu jiray shirkii wasiirada arrimaha dibadda IGAD oo laba toddobaad ka hor ย dowladda Soomaaliya ay ku marti galisay magaalada Muqdisho.

โ€œAl-Shabaab sidoo kale ma awoodaya inay joojiyaan diyaar garowga soo dhaweynta madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Orduganโ€ ayaa lagu yiri warka IGAD.

Maalintii khamiista ayaa gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay lagu weeraray hotel SYL ooย  ay ku sugnaayeen wafdi Turki ah oo horudhac u ahaa wafdiga madaxweynaha Turkiga oo ku soo wajahan Muqdisho. Shan qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerarkaas oo ay masuuliyaddiisa sheegteen maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Previous Post

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Next Post

Kaalinta Turkiga ee Soomaaliya: Gurmad iyo gargaar dhab ah – SAWIRRO

Next Post
Kaalinta Turkiga ee Soomaaliya: Gurmad iyo gargaar dhab ah – SAWIRRO

Kaalinta Turkiga ee Soomaaliya: Gurmad iyo gargaar dhab ah - SAWIRRO

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

May 10, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO KHUBADDA MADAXWEYNAHA JFS

May 10, 2026
0

Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee xaaladda guud ee dalka, doorashooyinka qof iyo cod ee sida nabadda ah...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan laba geesood u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan laba geesood u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah...

Xildhibaanno heer Federaal ah oo ka codeeyay doorashada Baydhaba

Xildhibaanno heer Federaal ah oo ka codeeyay doorashada Baydhaba

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xildhibaanno, iyo shacabka ku nool magaalada Baraawe ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In