Dunidu waxa ay horumar ballaaran ka sameysay dhanka farsamada iyo teknolojiyada.
Waxaa la hal abuuray aalado iyo aragtiyo aqoontu keentay oo aad u sahlay nolosha aadanaha.
Internetka, Sattellite-ka Gaadiidka Cirka,Telefoonnada gacanta, Computerrada iyo farsamooyin kale oo aan la soo koobi Karin ayaa ka mid ah Teknolojiyada casriga ah ee dunida ku baahay muddo ka yar hal qarni gudihiis.
Barnaamijkeenna Tubta Toosan ee toddobaadkan waxaan uga hadleynaa Islaamka Iyo Teknolojiyada
Barnaamijka halkan ka dhageyso