Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Liverpool oo u Soo Baxday Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Liverpool oo u Soo Baxday Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Liverpool oo ka ciyaarta Premier League-ga ayaa u soo baxday wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka,ka dib markii ay 2-1 uga badisay kooxda Bolton Wanderers oo lagu ciyaarayay garoonkeeda Reebok Stadium.

Ciyaaryahan Steven Gerrard ayaa caawo kulankiisii 700-aad u saftay kooxda Liverpool,waxana uu soo gashtay kabo uu ku qoranyahay nambarka 700-aad.
ger
Stevengerard
Labadan kooxood ayaa kulankii hore barbardhac 0-0 ah ku soo galay garoonka kooxda Liverpool ee Anfield.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Eidur Gudjohnsen ayaa daqiiqadii 59-aad ee ciyaarta gool rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Bolton.
Edur penPen

PenaaEdur celecele
sad
Kooxda Bolton ayaa ciyaarta ku dhameysatay toban ciyaaryahan,ka dib markii garsoorihii ciyaarta uu kaarka casaanka ah siiyay ciyaaryahan Neil Danns.

Ciyaaryahan Raheem Sterling ayaa daqiiqadii 85-aad ee ciyaarta goolka barbardhaca u dhaliyay kooxda Liverpool.
Ster goolSter cele
Ciyaaryahan Philippe Coutinho ayaa waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaata goolka labaad ee guusha u dhaliyay kooxda Liverpool.
Feb 4th 2015 - Bolton UK - BOLTON V LIVERPOOL  - Liverpool Courtinho scores 1-2 PIcture by Ian Hodgson/Daily Mail

Coti cele

Cotin cele
Kooxda Liverpool ayaa wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka la ciyaari doonto kooxda Crystal Palace.

Previous Post

Xulka Ivory Coast oo u Soo Baxay Finalka Koobka Qaramada Afrika “Sawirro”

Next Post

Real oo Kordhisay Dhibcaha ay Ku Hogaamineyso Horyaalka Spain ee La Liga “Sawirro”

Next Post
Real oo Kordhisay Dhibcaha ay Ku Hogaamineyso Horyaalka Spain ee La Liga “Sawirro”

Real oo Kordhisay Dhibcaha ay Ku Hogaamineyso Horyaalka Spain ee La Liga “Sawirro”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In