Wednesday, April 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo la kulmay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyey madaxda dowlad gobolleedyada (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikg Maxamuud ayaa maanta kulan Xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland Jubaland iyo Koofur Galbeed Soomnaaliya kuwaas oo Maalintii shalay soo Gaaray Caasimada Dalka Ee Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh ayaa waxaa uu kulanka uu la qaatay Madaxweynayaasha kala hadlay sidii wada shaqeyn buuxda ay u dhexmari lahayd Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada isla markaana si wada jir ah loo hiigsan lahaa Fishinka 2016 ka oo la filayo in Dalka uu Horay u dhaqaaqo .

Related posts

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee BJFS oo la kulantay Xildhibaanada Haweenka Soomaaliya u matala EAC

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee BJFS oo la kulantay Xildhibaanada Haweenka Soomaaliya u matala EAC

April 15, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026

Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Daa.uud Aweys ayaa Warbaahinta waxaa uu u sheegay in shirka Muhiimad Diirada la saaray ay ka mid ahayd sidii loo joogteyn lahaa Kulamada Madaxda qaranka iyo kuwa Maamul Goboleedyada waxaa kale oo laga hadlay sidii loo qarameyn lahaa Ciidamada qalabka sida Ee Dalka Jooga Gobol kasta isla markaana ay hal talis u yeelan lahaayeen .

Waxaa Xusid Mudan in Dalka ay ka dhismayaan Maamul Goboleedyo sida Mudug iyo Galgaduud Hiiraan iyo shabelaha Dhexe Sadaxdaan Maamulna waa kuwa ugu tunka weyn kuwa hadda jira waxaana la filayaa in Go.aano ay ka soo bixi doonaan kulamadaan Saacadihii ugu dambeeyay Dhexmaray Madaxweynaha Jamhuuriyada iyo Madaxda Maamul Goboleedyada.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho 05 02 2015

Next Post

Musharrax Axmed Fiqi oo la taageeray

Next Post
Musharrax Axmed Fiqi oo la taageeray

Musharrax Axmed Fiqi oo la taageeray

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee BJFS oo la kulantay Xildhibaanada Haweenka Soomaaliya u matala EAC

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee BJFS oo la kulantay Xildhibaanada Haweenka Soomaaliya u matala EAC

April 15, 2026
0

Xildhibaanada haweenka ah ee ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), oo ay hoggaamineyso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah...

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In