Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“MUUQAAL”U qeybsanaha arrimaha Boliska ee Q M oo maanta booqday Dugsiga Janaraal Kaahiye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
“MUUQAAL”U qeybsanaha arrimaha Boliska ee Q M oo maanta booqday Dugsiga Janaraal Kaahiye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Uqeybsanaha Arrimaha Booliska ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Stevan Veilla oo booqashada ugu horeysa ku tagay xarunta tababarka ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneral Kaahiaye ayaa waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay saraakisha ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo kooxda baambeyda ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed ,waxa uuna intaasi ka dib uu kormeeraya qeybaha dugsiga tababarka uu ka koobanyahay ee oo saraakiisaha dugsiga auga warbixiyeen xaaladaha aguud ee dugsiga tababarka ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneral Kaahiye.

Wafdigan uu hogaaminayay u qeybsanaha arimaha Booliska ee xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay Stevan Veilla ayaa sidoo kale waxaa uu tagay xaruantii daraawiishta ee Sheelare iyadoo ugu dambeyna uu tagay xarunta guud ee taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee oo uu kula kulmay saraakiisha hogaanada ee ciidanka Booliska Soomaaliya oo iyaguna faah-afahin ka siiyay marxaladihii Booliska Soomaaliyeed uusoo maray.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

U qeybsanaha arimaha Booliska ee xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay Stevan Veilla ayaa sheegaya ina ujeedkooda uu yahay in kor loo qaado tayada ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Dhexe Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in waxyaabaha ay wafdigan ay kala hadleen ay ka midyihiin in ala dhameystiro dhamaan abaahiyaha ay qabaan ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Steven veilla
Director of the police and police advisor to the secretary general

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxa UNFPA ee Soomaaliya oo maanta booqday Puntland”sawiro”

Next Post
Madaxa UNFPA ee Soomaaliya oo maanta booqday Puntland”sawiro”

Madaxa UNFPA ee Soomaaliya oo maanta booqday Puntland"sawiro"

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In