Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo laga hadlay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayey sidii maamul loogu sameen lahaa goballada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi oo ay ka qeyb galeen waxgarad, siyaasiyiin iyo qeybaha kale ee bulshada.

kulanka ayaa intii ka hadashay waxa ay ku dheeraadeen ahmiyadda ay bulshada wada degta goboladaasi u heli lahaayeen maamul ay ku mideysanyihiin oo qeyb ka noqda hirgelinta Nidaamka Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay dowladdu qaadatay.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026

Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo ka mid ah Ugaasyada Soomaaliyeed, kana hadlay kulanka ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan hadalkii dhawaan uu sheegay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ahaa in maamulada dhiman la dhameystiri doono dhismahooda, isagoo bulshada iyo waxgaradka labada gobol ka codsaday in ay u istaagaan dhismaha maamul goboleed loo dhanyahay.

Pro Cali Maxamed Geeddi Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladdii KMG ahayd oo isna kulanka hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in la sameeyo maamul ay ku mideysanyihiin bulshada degta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, isagoo xusay in dhankiisa uu gacan ka geysan doono sidii arrimahaasi ay u hirgeli lahaayeen.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo lagu dilay Muqdisho

Next Post
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo lagu dilay Muqdisho

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo lagu dilay Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In