Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Sawirro”Marwada madaxweynaha oo deeq gaarsiisay naafada Isbitaalka Martini

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
“Sawirro”Marwada madaxweynaha oo deeq gaarsiisay naafada Isbitaalka Martini
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada madaxweynaha Soomaaliya marwo Sahro Cumar Xassan ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiisay ciidanka naafada xooga Soomaaliya ee ku jira isbitaalka Martini iyadoo isla maanta xariga ka jartay qeybo ka mid ah isbitaalkaasi oo dayactir lugu sameeyay taasi oo loogu tala galay in ciidanka naafada xooga iyaga iyo qosaskooda iney ku noladaan.
Col. Maxamed Maxamuud Saney oo ka mid ah saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya oo goobtaasi hadal kooban ka jeeydiyay ayaa mahad naq u soo jeeydiyay marwada madaxweynaha Soomaaliya marwo Sahro Cumar Xassan sida ay mar waliba uga warqabto ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.
Marwada madaxweynaha Soomaaliya marwo Sahro Cumar Xassan ayaa sharaxaad ka bixisay deeqda ay maanta gaarsiisay naafada xooga dalka Soomaaliya ee ku jira Isbitaalka Martini ayaa sheegtay in deeqdan ka sokow ay muhiimad gaar ah leedahay in la furo qeyb cusub oo cusbitalka ah taas oo dayactir lagu sameeyay gaar ahaan dayactirka  qeybaha ay ka daganyihiin naafadu  Isbitaalkasi.
Dhawaan ayaa dayactir lugu sameeyay qeybaha ay naafadu ka dagan yihiin dhismaha  isbitaalka Martini oo horay u bur bursanaa iyagoo si aad ah usoo dhaweeyay dayactirka iyo kaalmada ay marwada madaxweynuhu gaarsiisay.

IB0A5637 IB0A5670 IB0A5723 IB0A5744 IB0A5746 IB0A5747 IB0A5752 IB0A5763 IB0A5781 IB0A5783 IB0A5795 IB0A5804 IB0A5806 IB0A5808 IB0A5867 IB0A5870 IB0A5873 IB0A5884 IB0A5895 IB0A5896

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Previous Post

Ximan & Xeeb oo baaq kasoo saaray dagaalka ka socda Guriceel

Next Post

Duqa Mqudisho oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timid ra’isulwasaaraha hooyadiis

Next Post
Duqa Mqudisho oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timid ra’isulwasaaraha hooyadiis

Duqa Mqudisho oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timid ra'isulwasaaraha hooyadiis

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In