Tuesday, September 16, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka xarunta xanaanada agoonta Jambaluul oo ka warbixiyay xaaladda xarunta (Video+Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
February 15, 2015
in Wararka
0
Maamulka xarunta xanaanada agoonta Jambaluul oo ka warbixiyay xaaladda xarunta (Video+Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Heyโ€™adda Shabeelle Foundation iyo Wazda ayaa booqday xarunta xanaanada caruurta agoonta ee deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Ujeedada kormeerka masโ€™uuliyiinta heyโ€™adda Shabeelle Faoundation iyo Wazda ayaa ahaa u kuurgelidda xaaladda nololeed iyo tan waxbarasho ee caruurta ku jirta xarunta xanaanada agoonta ee Jambaluul.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

September 16, 2025
Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka

Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka

September 16, 2025

Maamulaha xarunta xanaanada agoonta ee Jambabaluul ayaa warbixin ka siiyay masโ€™uuliyiinta heyโ€™adda, xaalada waxbarasho ee caruurta lagu xanaaneeyo xaruntaasi.

Wuxuu tilmaamay in xarunta ay iminka ku jiraan 556 caruur agoon ah, ย kuwaas oo isugu jira gabdho iyo wiilal, wuxuuna intaasi raaciyay in xaruntu ay bixiso waxbarasho isugu jirta Diini, maaddi iyo tarbiyo, isagoo dhinaca kale xusay in xarunta ay ka howlgalaan 13 macalimiin ah oo aqoon durugsan u leh barbaarinta caruurta.

Xiriiriyaha guud ee heyโ€™adda Shabeelle Foundation Mustaf Guure oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa sheegay in heyโ€™addu ay gacanta ku heyso xaruntaasi islamarkaana ay bixiso dhaqaalaha ku baxa waxbaridda iyo barbaarinta caruurta ku jirta xarunta Jambaluul.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaasi raaciyay in heyโ€™addu sidoo kale ay ka shaqeyso Beeraha, Caafimaadka, iyo waxbarashada Shabeelaha hoose.

Xiriiriyaha heyโ€™adda Shabeelle Foundation ayaa dhinaca kale hoosta ka xariiqay iney sii kordhin doonaan taakuleynta xarunta xanaanada agoonta ee Jambaluul.

Sidoo kale xiriirayaha heyโ€™adda Shabeelle ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iney taageero dhaqaale ย la soo gaaraan xarunta xanaanada caruurta agoonta ah ee Jambaluul.

Dhinaca kale madaxa heyโ€™adda Wazda marwo Siraad Maxamed Jimcaale oo munaasabadda ka hadashay ayaa uga mahadcelisay heโ€™adda Shabeelle Foundation masโ€™uuliyadda ay iska saartay xanaaneeyna caruurta ku jirta xarunta agoonta ee Jambaluul.

Waxey tilmaantay inย  ururkeeda isu tagga haweenka uu wax u qaban doono haweenka iyo caruurta.

Xarunta aqoonta Jambaluul oo la aasโ€™aasay 7-06-2013 ayaa waxaa mudadaasi taakuleynayay heyโ€™adda Shabeelle Foundation oo ka howlgasha gobolka Shabeellaha Hoose.

vlcsnap-2015-02-15-16h56m00s248 vlcsnap-2015-02-15-16h56m15s151 vlcsnap-2015-02-15-16h56m26s250 vlcsnap-2015-02-15-16h56m37s104 vlcsnap-2015-02-15-16h56m50s242 vlcsnap-2015-02-15-16h57m13s223 vlcsnap-2015-02-15-16h57m30s119 vlcsnap-2015-02-15-16h58m35s252 vlcsnap-2015-02-15-16h58m47s127 vlcsnap-2015-02-15-16h59m23s232 vlcsnap-2015-02-15-16h59m44s175 vlcsnap-2015-02-15-17h00m28s119 vlcsnap-2015-02-15-17h00m39s232 vlcsnap-2015-02-15-17h00m51s89 vlcsnap-2015-02-15-17h01m13s54 vlcsnap-2015-02-15-17h03m49s69 vlcsnap-2015-02-15-17h04m14s70 vlcsnap-2015-02-15-17h04m23s165

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Kuwait oo saxiixay buugga tacsida “SAWIRRO”

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Kuwait oo saxiixay buugga tacsida “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya ee Kuwait oo saxiixay buugga tacsida "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

September 16, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo ka jawaabaya dareenka shacabka Soomaaliyeed, oo ka cabanayay in la...

Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka

Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka

September 16, 2025
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka,...

๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฒ๐˜†๐—ฏ ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ต๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—นl๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdille, ayaa ka qeyb galay shir heer sare ah oo lagu...

Raโ€™iisul Wasaaraha dalka oo ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay xukuumadda sanadihii lasoo dhaafay

Raโ€™iisul Wasaaraha dalka oo ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay xukuumadda sanadihii lasoo dhaafay

September 16, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay bulshada Soomaaliyeed uga jawaabayey suโ€™aalo la xiriirra waxyaabaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In