Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka , Wasiiru dowlaha iyo Wasiir kuxigeenka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan isbarasho ah la yeeshay agaasimayaasha waaxyaha “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka , Wasiiru dowlaha iyo Wasiir kuxigeenka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan isbarasho ah la yeeshay agaasimayaasha waaxyaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mogadishu, February 16, 2015 –  Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha DibaddaH.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer oo ay wehliyaan Wasiiru dowlaha WasaaraddaH.E. Khaled Omar Ali iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Ahmed Ali Kadiyeayaa maanta markii ugu horeysay Kulan isbarasho ah la yeeshay agaasimayaasha waaxyaha wasaaradda oo ay ku booriyeen inay dardar geliyaan howlaha shaqo ee ay u hayaan qaranka .

Kulanka oo la isku weydaarsaday tallooyin kala duwan oo wax ku ool ah , ayaa waxaa ay Wasiirada cusub ay ku dhawaaqeen in ay muhiim tahay horumarinta geedi socodka shaqo ee Wasaaradda si aaney u dhicin  habacsanaan  ku timaada qorshayaasha la hiigsanayo iyo u howlgalidda hindise isla xisaabtan ah.

Related posts

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026

Kulankan oo ahaa isbarasho iyo xog wareysi ayaa ku dhammaaday guul .

DSC07749 DSC07751 DSC07753 DSC07757 DSC07760 DSC07765 DSC07766 DSC07769 DSC07772 DSC07776 DSC07790 DSC07785 DSC07782 DSC07779 DSC07777

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 16 02 2015

Next Post

Isku Aadka Wareega lixaad ee Koobka FA Cup-ka oo Goor Dhow Lagu Dhawaaqay

Next Post
Isku Aadka Wareega lixaad ee Koobka FA Cup-ka oo Goor Dhow Lagu Dhawaaqay

Isku Aadka Wareega lixaad ee Koobka FA Cup-ka oo Goor Dhow Lagu Dhawaaqay

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
0

Degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10...

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In