Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Jabuuti Oo B.weyne Garay B.bartena Booqday Maanta+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Jabuuti Oo B.weyne Garay B.bartena Booqday Maanta+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

IMG_5392Taliyaha Guud ee Ciidammada Xoogga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee Xarunta gobolka Hiiraan, isagoo halkaas ay ku soo dhaweeyeen Mas’uuliyiinta Maamulka gobolka Saraakiisha ciidammada Dowladda Soomaaliya iyo saraakiisha ciidammada Amisom.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa ka mahad celiyay socdaalka taliyaha ciidammada Jabuuti ee Baladweyn isagoo sheegay in nabad galyada gobolka ay waxbadan ka badali doonto soo kordhinta ciidammada jabuuti ee gobolkaas ku sugan.

Related posts

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Taliyaha guud ee ciidammada Xoogga dalka Jabuuti Jen Sakariye Sheekh Ibraahim oo ay wehliyaan saraakiisha ciidammada Boliiska iyo taliyaha cusub ee ciidanka jabuuti gobolka hiiraan ayaa sheegay in socdaalkiisa Baladweyne uu yahay wada shaqayn dhexmarta ciidammada Dowladaha Itoobiya Jabuuti, Soomaaliya iyo sida ay u Howlgalaan ciidammadaas iskaashanaya.
”Waxaa maanta socda ciidankii labaad ee hiilwalaal ee jabuuti inta kale todobaadkaan ayay imaan doonaan ujeedadu waxa ay tahay in ciidankii horay ee halkaan joogay ay wada shaqeeyaan si looga kudbo xaaladda hadda ay joogaan” ayuu yiri Taliyaha Guud ee Ciimamada jabuuti.
Sidookale taliyaha ayaa kormeeray ciidammada kusugan Magaalada Buule Burde ee gobolka Hiiran iyo sida ay u shaqeeyaan isagoo ka mahadceliyay taliyaha qaabka ay u wada shaqeeyaan ciidammada.
Gobokla Hiiraan waxaa kusugan ciidammo ka socda dalalka Jabuuti itoobiya iyo ciidamada xoogga dalka kuwaas oo iska kaashanaya in bulshada halkaas kunool laga saaro cadowga argagixisada Alshabaab oo deegaanno badan laga saaray
IMG_5377

IMG_5379

IMG_5380

IMG_5392

IMG_5402

IMG_5408

IMG_5412

IMG_5413

IMG_5484

IMG_5513.

Previous Post

Xabiib Axmed Cali Waa Saxafi Waana Cayaryahan+Sawirro.

Next Post

Kulanki golaha wasiirrada ee maanta oo looga hadlay ammaanka dalka

Next Post

Kulanki golaha wasiirrada ee maanta oo looga hadlay ammaanka dalka

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In