Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Shirkii Deg Dega ahaa Ee Madaxweynuhu shir gudoominayay oo soo idlaaday iyo Qodobo laga soo saaray {DHAGEYSI+SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
February 20, 2015
in Ciyaaraha, Wararka
0
Shirkii Deg Dega ahaa Ee Madaxweynuhu shir gudoominayay oo soo idlaaday iyo Qodobo laga soo saaray {DHAGEYSI+SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Kulankaanย Deg Dega ah Ee Caawa ay Yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo uu Shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa looga Hadlay Qaraxyadii Argagixiso Ee Maanta Kooxda Al shabaab ay ka geysatay Hotelka Central Ee Magaalada Muqdisho Halkaa oo ay ku geeriyoodeen Dad badan oo shacab iyo Mas,uuliyiin isugu jira oo aan waxba galabsan kuwaa oo lalaayay iyaga oo tukanaya Salaada Jumcada.

kulna oo ahaa mid al baabadu u xiranyihiin oo ay Saxafadu banaanka ka joogtay ayaa waxaa uu qaatay Dhowr Saacadood ayaa waxaa ugu horeyn loo istaagay daqiiqado loona duceeyay Dadkii Muslimiinta ahaa ee Qaraxyadaasi ku dhintay iyadoo kuwa dhaawac ahna alaah looga baryay in uu Caafimaad Deg deg ah siiyo waxaana shirkaas diirada lagu saaray xoojinta amaanka Caasimada iyo sidoo kale sidii ย Cadaalada loo horkeeni lahaa Dadkii Falkaas ka mas,uulka ahaa.

Markii uu soo dhamaaday kulankaasi ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Risaaq Cumar Maxamed oo Faah Faahiyayย  Go,aanada ka soo baxay kulanka isagoo sheegay in Dhaawacyo Fudu ay soo Gaareen ku simaha Ra,iisul wasaaraha Dalka iyo labo wasiir oo Xukuumada ka tirsan.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/02/shirka-jaraaid-ee-wasiirka-amniga-ok-.mp3

DSC06227 DSC06228 DSC06230 DSC06231 DSC06232 DSC06233 DSC06234 DSC06235 DSC06236 DSC06238 DSC06249 DSC06250 DSC06252 DSC06253 DSC06254 DSC06255

Previous Post

Madaxweynaha oo cambaareeyey weerarkii argagixiso ee Muqdisho ka dhacay

Next Post

HA QARSAN DAMBIILAHA!!! {WAA FAALO XIISO BADAN}

Next Post
HA QARSAN DAMBIILAHA!!! {WAA FAALO XIISO BADAN}

HA QARSAN DAMBIILAHA!!! {WAA FAALO XIISO BADAN}

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In