Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wadada dhexmarta Suuqa Bakaraaha oo laami la saarayo (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wadada dhexmarta Suuqa Bakaraaha oo laami la saarayo (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wadada isku xerta isgoysyada Howlwadaag iyo Baar Ubax ee lasarayo laami casri ah ayaa waxaa iska kaa shanaya maamulka gobalka baanadir iyo rugta ganacsiga Soomaaliyeed, kaasi oo qeyb ka ah mashruuca dhiso dalkaaga, waxaana howshaasi fulinaya shirkad qaabilsan dhismaha waddooyinka oo laga leeyahay dalka Turkiga.

Agaasimha guud ee Rugta ganacsiga Soomaaliyeed Cabdi Abshir Dhoore ayaa sheegay in waddada ay muhiimad gaar ah u leedahay ganacstada Suuqa.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad ayaa sheegay in laamigan uu yahay mid casri ah oo dhameystiran, isla markaana bulshada la fahamsiiyo inay iyagu wax qabsan karaan, isagoo ugu baaqay in laga wada qeyb qaato mashruuca dhiso dalkaaga.

Talaabadani waxa ay muujineysaa in bulshada dhexdooda ay wax dhisan karaan, iyadoo aan la isku haleyn gacan shisheeye.

524243_10202592356250323_1608799096028825058_n

1526762_10202592356410327_635235183688371397_n

10931724_10202592356370326_7011164712630312996_n

11001680_10202592356450328_6012871109374273400_n

11001911_10202592356330325_4605646730639443615_n

11018850_10202592356610332_5598855474904557381_n

Previous Post

Dowladda oo sheegtay in qorshe lagu yareynayo gubashada suuqyada la hirgalin doono

Next Post

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo sheegay in ay heshiisyo la galeen dowlad deegaanka Ethiopia

Next Post
Madaxweynaha maamulka K/galbeed oo magacaabay qeyb kale oo wasiirro ah

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo sheegay in ay heshiisyo la galeen dowlad deegaanka Ethiopia

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In