Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhuusamareeb: Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo dowladda isu dhiibay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isu soo dhiibay masuuliyiinta dowladda ee ku sugan degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud.

Wariye Maxamed Cabdi Maxamed oo ka tirsan Radio Muqdisho ayaa ku soo warramaya in Cabdullaahi Axmed Muxumed oo Al-Shabaab u qaabilsanaa miinooyinka uu isu dhiibay ciidamada dowladda. Cabdullaahi wuxuu muddooyinkii dambe ku sugnaa degaanka Gal-Hareeri oo ka tirsan Galguduud.

Related posts

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026

Mahad Khaliif Rooble, oo ah madaxa amniga Galguduud ayaa tilmaamay in ninkaani uu la soo xiriiray saraakiisha dowladda, kaddibna ay soo dhaweeyeen.

Guddoomiyaha degmada Dhuusareeb Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed ayaa tilmaamay in dowladdu ay soo dhaweyneyso dadka ka soo laabanaya fikirka khaldan ee kooxda Al-Shabaab.

Cabdullaahi Axmed Muxumed oo ka tirsanaa Al-Shabaab wuxuu sheegay in tababar miinooyinka ku saabsan loogu qaaday dalka Yemen, ka hor inta uusan bilaabin inuu miinooyin galiyo goobo badan uu dalka ka mid ah, wuxuu sheegay in magaalooyinka Muqdisho, Beydhaho iyo qeybo ka mid ah Galguduud oo galin jiray miinooyin muddadii uu ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.

Previous Post

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Next Post

Qaban qaabada soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul wasaaraha oo ka socoto Dhuusamareeb

Next Post
R/W. Cumar: “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo deegaannada ku xeeran Xarar-dheere waa kuwo aan loo qiil dayi karin”

Qaban qaabada soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul wasaaraha oo ka socoto Dhuusamareeb

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In