Wednesday, April 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Ciidanka Booliska Iyo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Muqdisho Ku Gubay Qamri

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliska Ciidanka Booliska Iyo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Muqdisho Ku Gubay Qamri
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidammada Booliska Soomaaliyeed oo kaashanaya xafiiska Xeer-ilaalinta Qaranka, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku bur-buriyey Qamri horey hay’adaha amniga gacanta ugu dhigeen diyaaradii siday oo lagu qabtay garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Bur burinta Qamriga oo ka dambeysay dabagalka Hey’adaha ammaanka ay sameeyeen islamarkaana ay ku soo qabteen dhalooyinka ay ku jiraan Qamriga ayaa goobta lagu baabi’inayay waxaa ku sugnaa saraakiil ka tirsan ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, iyo Mas’uuliyiin ka mid ah Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.

Related posts

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA  QADO UGU SAMEEYSAY  CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA QADO UGU SAMEEYSAY CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

April 28, 2026
Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026

Mas’uuliyiinta goob jooga ka ahaa Bur burinta qamriga ayaa waxa ay sheegeen in ay sii wadayaan dabagalka waxyaabaha dhibaatada u keenaya bulshada ee noocaan oo kale ah, waxaana ay uga digeen dadka ku howlan in Qamri ay keenaan dalka in ay ka waantoobaan.

Previous Post

Dibad bax lagu taageerayay midnimada Soomaaliya oo maanta lagu qabtay Buuhoodle “Sawirro”

Next Post

Kooxaha Serie A-da oo U Codeeyay in Kooxda Parma La Siiyo Lacag Deg Deg ah Si ay U Dhameysato Horyaalka

Next Post
Kooxaha Serie A-da oo U Codeeyay in Kooxda Parma La Siiyo Lacag Deg Deg ah Si ay U Dhameysato Horyaalka

Kooxaha Serie A-da oo U Codeeyay in Kooxda Parma La Siiyo Lacag Deg Deg ah Si ay U Dhameysato Horyaalka

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA  QADO UGU SAMEEYSAY  CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

MARWADA MADAXWEYNAHA JFS OO DEEGAANKA JAZIIRA QADO UGU SAMEEYSAY CARRUUR AGOON AH OO AY GACANTA KU HAYSO

April 28, 2026
0

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026
0

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

April 28, 2026
0

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In