Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhaqaale loo urruuriyay dhismaha waddo isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhaqaale loo urruuriyay dhismaha waddo isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan dhaqaale loogu arruurinayay dhismaha waddo isku xirta Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Gaalkacyo, iyadoo ay ka qayb galeen xubno ka tirsan Maamulka Galmudug.

Kulanka oo ujeedkiisu ahaa dhaqaale urruurin ayaa waxaa ka qeybgalay waxgarad, aqoonyahanno iyo qeybaha kale ee bulshada, iyadoo xoogga lagu saaray sidii bulshada ay gacan uga geysan lahayd dhismaha wadadaasi oo gaaraysa 260- km.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026

Prof C/qaadir Shirwac oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in shacabka looga fadhiyo ka qeyb qaadashada dib-u-dhiska wadada isku xirta Hobyo iyo Gaalkacyo, isagoo intaa ku daray in qorshuhu uu yahay in wadadaasi ay noqoto mid bulshada loogu adeego.

kulanka ayaa inti ka hadashay waxa ay ganacsatadii ku yaboobeen lacago loogu talagalay in lagu dhiso wadadaasi, iyadoo wadarta guud ee lacagta la yaboohay ay gaareyso 4 kun iyo shan boqol oo doolarka Mareykanka.

Previous Post

R/wasaaraha: “Dowladda waxa ay qaadaysaa mas’uuliyadda taabo gelinta shirka dib-u-heshiisiinta Dhuusamareeb”

Next Post

Madaxweynaha oo hambalyo u direy haweenka Soomaaliyeed”SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha oo hambalyo u direy haweenka Soomaaliyeed”SAWIRRO”

Madaxweynaha oo hambalyo u direy haweenka Soomaaliyeed"SAWIRRO"

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xiigeennada Jaamacadda Ummadda

February 1, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In