Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru dowlaha Bay’ada oo heshiis la saxiixday dhigiisa Maasar”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiiru dowlaha Bay’ada oo heshiis la saxiixday dhigiisa Maasar”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha Arrimaha Bay’ada ee Xafiiska Raiisulwasaaraha Prof. Burci Maxamed Xamza oo dalka ku soo laabtay kadib markii uu ka soo qaybgalay Shirka Golaha Wasiiradda Africa u qaabilsan Arrimaha Bay’ada, Shirkaasi oo ka dhacay Dalka Masar.

Wasiiru dowlaha oo kulan la yeeshay Madaxda Waaxyaha iyo Shaqaalaha Xafiisikiisa, wuxuu shaaca kaqaaday waxyaabihii looga hadlay shirka ay muhiim u ahaayeen Soomaaliya gaar ahaan arimaha la xariira dhinaca Bay’ada taas oo in badan Soomaaliya ay soo daristay dhibaato dhinaca Bay’ada ,waxaana uu wasiirka rajo ka muujiyay in shirkani uu wax weyn ka badeli doono go’aanadii ka soo baxay shirka haddii loo qaato sida ku haboon.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Shirkaas oo ay ka soo qaybgaleen Wasiiradda Arrimaha Bay’ada ee Dalalka Africa, wuxuu sheegay in inta uu socday Shirkaasi in Shirar gooni gooni ah la yeeshay Wasiiradda kale ee Dalalkooda Metelayay sida Masar, Kenya, Koonfur Afrika iyo kuwo kale.
Prof. Burci Maxamed Xamza, inta uu shirkaasi socday wuxuu Hashiis Qoraal Rasmi ah oo ah mid isfaham ku saleysan (Memorandum of understanding) la saxiixday dhigiisa Dalka Masar.

memberka soomaaliya uga qeyb galayay shirka

photo 1

photo 2

photo 4

photo

wasiiraka bii'ada ee siiralyoon

wasiirka bii'ada ee dalka south africa

wasiirka bii'ada ee kenya

Previous Post

Olole nadaafadeed oo markale ka bilowday degmada Xamar Jabjab

Next Post

Shirka dib u eegista Wasaaradaha Puntland oo furmay”SAWIRRO”

Next Post
Shirka dib u eegista Wasaaradaha Puntland oo furmay”SAWIRRO”

Shirka dib u eegista Wasaaradaha Puntland oo furmay”SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In