Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Ahmed Ali Kadiye oo qaabilay Safiirka Sweden u qaabilsan Soomaaliya ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Ahmed Ali Kadiye oo qaabilay Safiirka Sweden u qaabilsan Soomaaliya ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mogadishu, Talaado, March 17, 2015 – Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye” ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Danjiraha dowladda Sweden uga wakiil ah dalka Soomaaliya ambassador  Mikael Lindvall oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya labada dal iyo iskaashiga dhinacyada badan .

Danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdiisu ay garab taagan tahay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya si loo dhiso mustaqbal dimoqraadi oo uu gaaro Shacabka Soomaaliyeed .

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

Kulanka ayaa waxaa looga dooday xiriirka kobcaya ee Soomaaliya iyo Sweden, iyadoo la ogsoon yahay in dad ku dhow illaa iyo 50,000 oo muwaadiniin Somali – Sweden ay ku noolyihiin magaalooyin iyo tuullooyin kala duwan oo Boqortooyada Sweden oo ka mid ah dowladaha Scandinavia ee ku yaala Waqooyiga Europe .

Fadhigani oo ku dhammaaday jawi isfaham leh , ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Lataliye ka tirsan Xafiiska Wasiirka .

Sida la ogsoon yahay , Soomaaliya iyo Sweden ayaa xiriir diblomaasiyadeed si rasmi ah u yeeshay July 13 , 1960 .

20150317_103650 20150317_103703 20150317_103730 20150317_103844 20150317_103851

Previous Post

dadkii ku dhaawacmay Shil ka dhacay Degaanka Xaawa Cabdi oo Isbitaalka Madiina la geeyay

Next Post

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’isulwasaaraha ee Arrimaha Bii’ada oo Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda FAO ”SAWIRRO”

Next Post
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’isulwasaaraha ee Arrimaha Bii’ada oo Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda FAO ”SAWIRRO”

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’isulwasaaraha ee Arrimaha Bii’ada oo Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda FAO ”SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In