Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’isulwasaaraha ee Arrimaha Bii’ada oo Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda FAO ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’isulwasaaraha ee Arrimaha Bii’ada oo Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda FAO ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Talaado,17 Maarso 2015 Muqdisho –Wafdi ka socda Hay.adda FAO ayaa la kulmay Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’isulwasaaraha ee Arrimaha Bii’ada Prof Burci Maxamed xamza.

Kulankan ay wada qaateen wasiiru dowlaha iyo wafdiga FOA ayaa ku saabsanaa arrimaha Bii’ada,waxeyna isla soo qaadeen qaabkii loo dar dar gelin lahaa horumarinta dhinaca Bii’ada iyo sidii la isaga kaashaan lahaa.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Inta uu socday kulanka ayaa leysla gartay dhowr qodob kuwaasi oo laf dhabar u ah arrimaha bii’ada waxaana kamid ahaa.

  • Sidii looga hortagi lahaa xaalufinta dhirta si uusan nabaad guur ugu dhicin deegaanka dhirtu ku taalo.
  • Wax ka qabashada Bacaha daadsan magaalada iyo sidii looga hortagi lahaa faafitaankooda.
  • Sidii looga hortagi lahaa haraadiga sunta wasaqda warshadaha nucliyeerka oo ay maraakiibta shisheeye ku daadshaan xeebaha badda Soomaaliya .

Kulanka ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee ay wada yeeshaan wasiiru dowlahaq xafiiska ra’isulwasaaraha ee arrimaha Bii’ada tan iyo markii loo magacaabay xilkaan ,waxaana ugu dambeyntii leysla soo qaaday sidii shaqaalaha Bii’ada loo siin lahaa tababaro dhinaca bii’ada, sidii xirfadooda kor loogu qaadi lahaa iyo sidii loo joojin lahaa jarista geedaha ,ka hortaga nabaad guurka iyo xaalufinta.

photo 1 photo 2 photo 3

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Ahmed Ali Kadiye oo qaabilay Safiirka Sweden u qaabilsan Soomaaliya ”SAWIRRO”

Next Post

Kooxda Monaco oo Arsenal Ka Reebtay Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Next Post
Kooxda Monaco oo Arsenal Ka Reebtay Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Kooxda Monaco oo Arsenal Ka Reebtay Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In