Sunday, July 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay habka loo xalliyo dacwadaha dhulalka gobolka Banaadir (Dhageyso+Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Keyd Hore, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka  kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay habka loo xalliyo dacwadaha dhulalka gobolka Banaadir (Dhageyso+Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka Maalinta Jimcaha ayaa waxaa marti ku ahaa Jimcahan gudoomiyaha guddi maamulka gobolka Banaadir uu u xilsaaray xallinta dacwadaha  dhulalka si cadaalad loogu kala saaro Dadkaas waxana uu si Faah faahsan uga hadlay  Saalax Sheekh Ibraahim   dhibaatooyinka dhulka ka taagan iyo siyaabaha ugu badan ee arintaas keeneysa.

Saalx Sheikh Ibraahim Gudoomiyaha Gudiga Gudiga dacwooyinka dhulka gobolka Banaadir ayaa Waxaa uu Faah Faahin ka bixiyay Muranada Dhulka la xiriira Ee Xafiiskoodu uu qabto iyo qaababka ay kala yihiin sheegay in dhibaaato xoogleh ay ka jirto arinta la xiriirta Is qab qabsiga dhulalka  Xafiiskooduna uu maalin kasta qaabilo dadka arintaas isku haysta.

Related posts

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

July 19, 2026
Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

July 19, 2026

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in Mudadii ay xafiiska joogeen oo sanad ka yar ay ku guuleesteen in ay xaliyaan 100 kiisas ka badan oo arimaha dhulka la xiriira isla markaana Dacwadahaas soo gaarayaa ay u badan yihiin Degmooyinka Gobolka qaar.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/03/BAR-KULANKA-JIMCAHA-TABIYE-CADALO-FR.M.C.KHALAF-20.03.2015.mp3

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

Sawir-Qaade:Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Isku Aadka Quarter Finalka Koobka Champions League-ga oo Lagu Dhawaaqay

Next Post
Isku Aadka Quarter Finalka Koobka Champions League-ga oo Lagu Dhawaaqay

Isku Aadka Quarter Finalka Koobka Champions League-ga oo Lagu Dhawaaqay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyey in 1-da Agoosto la furi...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

July 19, 2026
0

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, Xi Jinping, ayaa ku baaqay in dunidu ka faa’iidaysato fursadaha uu...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida marxuum Xasan Bile

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadaysay geerida marxuum Xasan Bile

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf...

Taliska Qeybta 27-aad ee CXDS oo digniin adag u diray dadka la shaqeeya Khawaarijta ee Gobolka Hiiraan

Taliska Qeybta 27-aad ee CXDS oo digniin adag u diray dadka la shaqeeya Khawaarijta ee Gobolka Hiiraan

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Cornel Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey), Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa digniin adag u diray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In