Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo shirka baarlamaannada Afrika hor dhigay ajande muhiim ah “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo shirka baarlamaannada Afrika hor dhigay ajande muhiim ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Baarlamaanada Afrika ee ka socda Wadanka Koofur Afrika ayaa kulanka hordhigay sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha haysta xawaaladaha Soomaaliyeed ee Dalka Mareykanka oo dhawaan la xiray akoonadii ay ku lahaayeeen Bankiyada dalkaasi.

Xildhibaan Cabdicasiis Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay in shirka ay horgeeyeen sidii wax looga qaban lahaa xawaaladaha Soomaaliyeed, waxaana uu intaa ku daray in qodobkaasi uu shirka horyaalla, isla markaana laga soo saaro doono qodobo muhiim ah.

Related posts

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026

“Ajandaha aan hor dhignay shirka weli dood ayaa socota, Dhaqaalaha dadka dibada jira ay u soo diraan qoysaskooda, waxaa la isla gartay inay tahay dhaqaaale qeyb ka qaata horumarka dhaqaale, shirka waxaa kaloo looga hadlay caafimaadka, amniga, haweenka iyo carruurta” ayuu yiri Xildhibaanka.

Xildhibaan Sareedo Cabdalla Maxamed ayaa dhankeeda sheegtay in shirka uu ku socda si habsami leh, ayna rajeyneyso in shirka ay ka soo baxaan go’aanno waxtar u leh shacabka Soomaaliyeed.

“Shirka waxaa diiradda lagu saaray dhaqaalaha Midowga Afrika oo aad u liita sanadihii ugu dambeeyay, mana ku bixin dhaqaalihii loogu talagalay in ay ku baxaan meelihii loo baahnaa, taasna Madaxweyneyaasha Midowga Afrika ayay hortaalla inay wax ka yiraahdaan, laakiin waxaan anagu xoogga saareynaa waxbarashada, caafimaadka iyo amniga” ayay tiri Xildhibaan Sareedo.

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????
Sawir Qaade:- Cabdullaahi Amiin Qorshe

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

April 17, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan C/Laahi ayaa shirguddoomiyay kulan todobaadle ah oo loo qabtay saraakiisha  hoggaanada ciidanka Boliiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In