Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Afrika oo soo dhaweeyay qabsashada Jasiiradda Kudhaa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tirsan golaha xuquuqul insaanka ee Midowga Africa oo Muqdisho soo gaaray ”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamadda xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa Jasiiradda Kudhaa oo ku taala gobolka Jubadda hoose ee koonfurtaa Soomaaliya ka xoreeyay maleeshiyaadka kooxda Nabad diidka ee UGUS kaddib howlgal ay saakay ciidamada halkaas ka sameeyeen.

Kudhaa waxa ay ka mid aheyd goobaha ay maleeshiyaadka UGUS ku xoog ganaayeen iyadoo u aheyd saldhig muhiin ah oo sahayda iyo howlgallada ee koonfurta Soomaaliya ay ka fuliyaan sidoo kale waxa ay kudhaa aheyd goob ay ka dhoofiyaan dhuxusha taas oo horey Dowladda Soomaaliya u mamnuucday.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Amb. Maman Sidikou ayaa u hambalyeeyay ciidammada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM guusha ay ka gaareen howlgalkii saakay dib looga xoreeyay Jasiiradda Kudhaa isagoo ku tilmaamay tillaabo lagu adkeynayo Ammaanka shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Jubada Hoose.

“Magaalada Kudhaa waa goob istiraatiiji ah waxeyna dib u xoraynteeda tahay mid muhiim u ah Ammaanka gobolka Jubada Hoose, waxaana sii wadaynaa baacsiga kooxda Gummaadka shacabka ee UGUS meelkasta oo ka mid ah dalka ilaa laga saaro kooxdaas dalka,”sidaasi waxaa yiri Amb.Sidikou.

Jasiiradaha Mdoa iyo Dagazi waxaa gacanta ku haya Ciidanka xoogga iyo kuwa AMISOM qabsashada kudhaana waxa ay tahay tallaabooyinka cadowga looga fogaynayo Dakadaha muhiimka ah ee Gobolka.

Previous Post

Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha oo Muqdisho laga xusay

Next Post

Danjire Cali Americo oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyey Dhibane Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Danjire Cali Americo oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyey Dhibane Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Danjire Cali Americo oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyey Dhibane Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In