Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu Xasuusanayay Mas,uuliyiin Muqdisho lagu dilay oo Galabta la qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Banaanbax looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan lagu Xasuusanayay Saraakiil ka tirsanaa Hay,adda saadaasha Hawada Soomaaliya kuwaasi oo iyaga oo shaqadooda ku guda jira 16 bishii Feberaayo  lagu dilay Magaalada Muqdisho oo koox Hubeysan ay ku weerartay Isgooska KM4 Xili ay Marayeen Waxaana kulankaas ka qayb galay Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada Soomaaliya Iyo mas,uuliyiin kale.

Sareeye Guuto Maxamuud Sheikh cali Dable Beylood oo ka mid ahaa Saraakiisha Kulankii Galabta ka qayb gashay ayaa waxaa uu ka hadlay Taariikhda Ragii Cadawgu dilay Ee Aqoonyahanka ahaa oo isaga si aad ah isu garanayeen ayna soo wada shaqeeyeeen waxaana uu sheegay in 1967 dii ilaa hadda ay soo wada shaqeeyeen Mas,uuliyiinta Wasaaradda ayuuna kula dardaarmay in Ragaas cadawgu laayay aan la halmaamin oo ay noqdaan kuwo marwalba la xasuusto.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026

Prof Yaxye Sheikh Caamir oo ka mid ah aqoon yahanka Soomaaliyeed  iyo  Cabdi raxmaan Macalin Xasan ayaa waxaa ay sheegeen in afarta Mas,uul ee ka tirsanaa Hay,adda Saadaasha hawada Soomaaliya Xasuustooda ay Muhiimad Gaar ah u tahay Guud ahaan Umadda Soomaaliyeed Gaar ahaan wasaaradda ay ka tirsanaayeen waxaana ay ku baaqeen inTaalo loo dhiso lagu muujinayo in ay halyeeeyo geesiyaal ah ahaayeen.

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cali Axmed Jaamac Jangali oo gabagabdii ka hadlay kulankaas ayaa waxaa uu sheegay in Muhiimadu tahay in loo duceeyo Marxuumiintaas in ilaahay uu u naxariisto Wasiirka ayaana waxaa uu sheegay in Wasaaradu ay ilgaar ah ku Eegi doonto Eheladii ay ka tagen Ragaas la dilay.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho 23 03 2015

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 23 03 2015

Next Post
Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 23 03 2015

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan looga hadlayo arrimaha bani’aadantinimada

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan looga hadlayo arrimaha bani’aadantinimada

August 31, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daahfuray kulan ku saabsan diyaar-garowga iyo wax ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In