Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

bulshada ku dhaqan gobolada dhexe oo soo dhaweysay booqashada madaxweynaha ee gobolka Galgaduud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada ku dhaqan magaalada Dhuusa Mareeeb Ee Xarunta Gobolka galgaduud ayaa waxaa ay si diiran u soo dhaweeyeen booqashadii uu Madaxweynaha Jmahuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Md Xasan Sheikh Maxamuud uu ku tagay Gobolkaas iyo kulamada uu la qaadanayo waxgaradka gobolada Mudug iyo galgaduud.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xalay ilaa maanta waxaa uu ku jiraa kulamadii uu la qadanayay odayaasha dhaqanka iyo qaybaha bulshada iyagu ku howlan sameynta Maamul goboleedka Gobolada Mudug iyo Galgaduud waxaana uu madaxweynuhu kala hadlayaa dadkaas sidii nabad galyo uu ugu qabsoomi lahaa shirka maamul u sameynta goboladaas oo madaxweynuhu oo horay u sheegay in lagu qaban doono degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud .

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026

qaar ka mid ah waxgaradka iyo haweenka Degmada Dhuusa mareeeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa warbaahinta Qaranka waxaa ay la wadaageen hambalyada iyo bogaadinta tagitaanka Madaxweynaha Dalka gobolkaas iyo in uu saacado badan ku sugan yahay isagoo doonaya in dadka goboladaas ay isku raacaan sameysashada maamul ay u dhanyihiin waxaana ay madaxweynaha ugu baaqeen in booqashadiisa gobolkaas aysan noqon tii ugu dambeeysay.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Galinkii dambe ee shalay waxaa uu ka dagay garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusa mareeb halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen qaybaha bulshada oo aan u kala harin iyadoo ay u tahay Madaxweynaha markiisii labaad ee uu tago galgaduud mudo labo bilood gudahood ah wararkii ugu dambeeeyay ayaana sheegaya in madaxweynaha iyo qaybaha bulshada ee uu la kulmay ay isku fahmeen waxyaabihii laga wada hadlay .

Previous Post

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo ka qayb galay kulan wada tashi ah oo dhalinyarada gobolku yeesheeen{SAWIRRO}

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo sii wada kulamada uu la qaadanayo bulshada ku dhaqan Gobolada dhexe{SAWIRRO}

Next Post
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo sii wada kulamada uu la qaadanayo bulshada ku dhaqan Gobolada dhexe{SAWIRRO}

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo sii wada kulamada uu la qaadanayo bulshada ku dhaqan Gobolada dhexe{SAWIRRO}

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

Shirweynaha barnaamijka maalgashiga Biyaha Soomaaliya ee 2026–2030 oo lagu qabtay Muqdisho

June 1, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Maalgelinta Cimilada (National Climate Fund – NCF) oo kaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha (MoEWR), isla markaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In