Sunday, July 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siminaar Ku Saabsanaa Hirgalinta Nidaamka Federaalka Ah Oo Loo Soo Xiray Shaqaala Ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha oo loo qabtay Siminaarโ€ SAWIRROโ€
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maanta loo soo gabo gabeeyay siminaar ku saabsanaa hirgelinta Nidaamka federaalka iyo arrimaha dib u heshiisiinta oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Arrimaha gudaha, hayโ€™adaha UNDP iyo UNSOM.

Siminaarka oo socday muddo labo ciso ah ayna ka qeyb galeen 32 shaqaale oo ka tirsan waaxda federaalka ee Wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa waxaa lagu baranayay hirgelinta nidaamka Federaalka ah, dib u heshiisiinta iyo wada hadal Qaran, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š

July 18, 2026
Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

July 18, 2026

Ku-xigeenka Agaasimaa guud ee barnaamijka horumarinta ee hayโ€™adda UNDP David Akopyan ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay ka qeyb galka xiritaanka siminaarkani, isagoo sheegay inay diyaar u yihiin sidii ay dowladda gacan uga siin lahaayeen hirgelinta nidaamka federaalka ah.

Agaasimaha xiriirka ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Cabdifataax Cali Xasan ayaa sheegay in waxbadan laga faaโ€™iiday siminarka, ayna joogteyn doonaan sidii siminaarada noocaan oo kale ah loogu qaban lahaa shaqaalaha waaxyaha kale duwan ee Wasaaradda.

Qaar ka mid ah dadkii ka faaโ€™iiday siminaarka ayaa daboolka ka qaaday inay ku dadaalayaan sidii ay u dhaqangelin lahaayeen waxyaabihii ay ka faaโ€™iideen siminaarka.

Ugu dambeyntii Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha gudaha C/fataax Daahir Mire ayaa sheegay in siminaarkani uu yahay wejigii koowaad ee lagu baranayay federaalka iyo dib u heshiisiinta, islamarkaana wajiga labaad la qaban doono 14-ka bisha April.

Siminaarka ayaa laga soo saaray qorshe howleed ku saabsan sidii lixda bil ee soo socota loo sameyn lahaa dhameystirka iyo dhismaha dowlad goboleedyada dalka.

Previous Post

Wafdi Ka Socda Bankiga Islaamka Oo Gaaray Kismaayo Iyo Balanqaadyo Ay Sameeyeen

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Bay Oo Kormeeray Mashaariicyo Beydhabo Ay Ka Wado Hey’adda DDG

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Bay Oo Kormeeray Mashaariicyo Beydhabo Ay Ka Wado Hey’adda DDG

Guddoomiyaha Gobolka Bay Oo Kormeeray Mashaariicyo Beydhabo Ay Ka Wado Hey'adda DDG

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š

July 18, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta xirfadaha iyo...

Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Maxamuud Cabdi Cali oo ka mid ahaa rug-caddaayadii saxaafadda

July 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ka digtay hurinta colaadaha

July 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si dhow ula socotaa xaaladaha la xiriira falalka hurinta colaadaha,...

Musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

July 18, 2026
0

Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb si weyn loogu soo dhaweeyay musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In