Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay gobolka Mudug oo ay ka jirtay abaar iyo biyo la’aan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay gobolka Mudug oo ay ka jirtay abaar iyo biyo la’aan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay deegaanno ka mid ah gobolka Mudug, oo ay ka jirtay abaar iyo biyo la’aan daran.

Roobabkan oo ka da’ay inta badan deegaannadii ay ka jirtay abaarta ugu daran ee gobolka Mudug, ayaa waxa ay xareedda wareen deegaan aad u ballaaran oo u dhaxeeya magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo.

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

C/risaaq Maxamed Axmed oo ah wariyaha Radio Muqdisho iyo SNTV uga soo warama gobolkaasi ayaa sheegay in roobabkani ay hakad geliyeen isu socodkii gaadiidka maadaama qeybo ka mid ah waddooyinka ay biyuhu fariisteen.

Xilli roobaadka Guga oo ka curtay dalkeena ayaa waxaa si wanaagsan ugu diirsaday dadka iyo duunyada ku dhaqan meelaha ugu daran oo ay ka jirtay abaarta iyo biyo la’aanta.

Previous Post

Suldaan C/kariin Maxamed: “Booqashadii madaxweynaha waxey noo aheyd dhiiri gelin”

Next Post

Maamulka gobolka Banaadir dhisaya waddo bacaad ah oo ku taala degmada Kaaraan

Next Post
Maamulka gobolka Banaadir dhisaya waddo bacaad ah oo ku taala degmada Kaaraan

Maamulka gobolka Banaadir dhisaya waddo bacaad ah oo ku taala degmada Kaaraan

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In