Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska maalinta dhirta Soomaaliya oo diyaar garow loogu jiro “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xuska maalinta dhirta Soomaaliya oo diyaar garow loogu jiro “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddi loo xil saaray qaban qaabada xuska maalinta Dhirta Soomaaliya ayaa maanta guda-galay qaban-qaabada maalintaas oo ku asteysan 17-ka bisha soo socota ee April, kaasi oo lagu qabtay xafiiska Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee magaalada Muqdisho.

Guddiga oo uu Guddoomiye u yahay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, uuna magacaabay Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha, ayaa ka kooban 11 xubnood, oo ka kala socda Xafiisyada Madaxweynaha, Ra’iisul wasaaraha, Wasaaradaha Warfaafinta, Ciyaaraha, Gobolka Banaadir iyo Ururka Haweenka Qaranka waxaana ay maanta ka wada hadlayeeen dar dargalinta howlaha loogu diyaar garoobayo Xuska Maalintaan Qaran.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Guddoomiyaha Guddigaasi ahna Wasiir ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha Mudane Cabdinaasir Gaarane Maxamed oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa sheegay in kulanka uu ahaa mid lagu kala warqaadanayay sidii loo weyneyn lahaa xuska maalinta dhirta Soomaaliya.

“Munaasabadda waxa ay tahay maalinta dhirta Soomaaliya, oo ah maalin Qaran oo ah dhireyn, waxaana rabnaa in munaasabadda si weyn aan u xusno, si loola dagaallamo dadka xaalufuniya dhirta” ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo hadalkiisa ku daray

“Wasaaradda waxa ay xoogga saareysaa sidii loo soo nooleyn lahaa hay’adaha la shaqeeya Wasaaradda ee ku saabsan dhanka xanaanada xoolaha iyo dhirta, kulankii maantana in aan arrimahaasi ka wada shaqeyno ayaan isugu nimid”.

r???????????????????????????????  ???????????????????????????????  ???????????????????????????????   ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????  ???????????????????????????????

Sawir qaade: Farxaan Sulaymaan Daahir

Previous Post

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Turkiga oo booqdey Jamacadaha ku yaalo Ankara

Next Post

Ergayga Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay weerarka lagu qaaday Hoteel ku yaala Muqdisho

Next Post
Nicholas Kay oo soo dhoweeyay sii deynta badmaaxiin afduub loo haystay muddo 4 sano ah

Ergayga Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay weerarka lagu qaaday Hoteel ku yaala Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In