Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Beladweyne oo xukunno ku riday rag ka tirsan Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Puntland Oo Xukuno Kale Duwan Ku Riday Eedeysanayaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Beladweyne ayaa xukunno kala duwan ku riday maleeshiyaad ka tirsan Ururka Gumaadka Soomaaliyeed ee UGUS, kuwaasi oo tiradooda gaareyso 11 qof.

Xafiiska xeer ilaalinta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay ku soo eedeysay dhalinyaradaasi inay qeyb ka yihiin maleeshiyaadka Al-Shabaab, isla markaana lagu soo qab qabtay howlgallo ay ciidamadu ka sameeyeen Beladweyne, waxaana Maxkamadda la horgeeyay caddeymo muujinaya inay UGUS ka tirsanaayeen.

Related posts

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026

Guddoomiyaha Maxkamadda ciidanka qalabsida ee Gobolka Hiiran Cabdicasiis Cabdullaahi Xasan ayaa sheegay in 10 ka mid ah lagu riday xakunno isugu jira shan ilaa iyo hal sano oo xabsi ah, waxaana ay Maxkamaddu amartay in xabsiga laga sii daayo mid ka mid ah raggii maxkamadda la geeyay, kaddib markii lagu waayay eedeymaha lagu soo oogay.

Maxkamadda gobolka Hiiraan ayaa bilihii la soo dhaafay dar dargelisay howlihii ay bulshada u haysay.

Previous Post

Qoysas ku nool Beladweyne oo loo qeybiyay raashin gar gaar

Next Post

Shaqaale ka tirsan Waaxda Dabdamiska Gobolka Banadir oo tababar loogu soo Xiray Nairobi “SAWIRRO”

Next Post
Shaqaale ka tirsan Waaxda Dabdamiska Gobolka Banadir oo tababar loogu soo Xiray Nairobi “SAWIRRO”

Shaqaale ka tirsan Waaxda Dabdamiska Gobolka Banadir oo tababar loogu soo Xiray Nairobi “SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In