Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Ammaanka ee Kenya oo sheegay inay qabteen haween lala xiriirinayo Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay saddex haween ah oo lagu tuhmayo in xiriir la leeyihiin maleeshiyaadka UGUS.               ‘

Hay’adaha ammaanka Kenya ayaa gacanta ku dhigay ilaa 3 ruux o haween ah kuwaasi oo  sida Kenya ay shegeeyso loogu tuhmayo in ay xiriir laleeyihiin falaagada ugus kuwaasi oo lagu hayo magaala xeebeedka mumbaasa ee Kenya.

Related posts

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

July 14, 2026
NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

July 14, 2026

Guddoomiyaha magaalada Mombasa ee Kenya Nelson Marwa ayaa sheegey in saddexda haween laga qabtay magaalada Ceelwaaq oo ku taala xadka ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya, loogana shaki qabo in ay ku biiraan Al-Shabaab, isagoo xusay in ay ka soo tageen Mombasa oo ay ku soo wajahnaayeen Soomaaliya.

Labo ka mid ah haweenkaasi oo da’doodu u dhexeysa 20-21 jir waxa ay u dhasheen Kenya halka haweeneyda saddexaad ay ka soo jeeddo wadanka Tanzania, kuwaasi oo ay iminka ku socoto baaritanno dheeraad ah.

Umul qeyr Sadir Cabdulle oo 19 jir ah oo hogaaminaysay saddexdaasi gabdhood ayaa ilo wareedyo laga helayo laamaha ammaanka ee dalka Kenya waxa ay sheegayaan in dadkaasi ay ku biiri rabeen Ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS.

Hay’adaha ammaanka Kenya ayaa sheegaya in dadaka ugu badan oo isku dayaya in ay ku biiraan kooxaha argagixsada ay ka soo baxayaan magaalooyinka, Mombasa, Malinda, iyo kuwa kale, iyadoo  saraakiishu ay tilmaameen inay xabsiyada u taxaabeen 54 ruux oo laga shakisanyahay.

Qaar kamid ah dalalka reer galbeedka ayaa uga digay muwaadiniintooda in ay u safraan Kenya iyo Uganda ayado  dowladda Kenya shalay ay shaacisay in ammaanka dalkeeda uu soo hagaagayay bilihii la soo dhaafay

 

 

Previous Post

Wasiirka Amniga: “Dhalinyarada la marin habaabiyay ee Shabaabka ku haray, ha isa soo dhiibaan”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

July 14, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 14 Luulyo 2026: La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta Xafiiska...

NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

NISA oo Dowlad Deegaanka Soomaalida u gacan gelisay laba eedeysane oo loo haysto dilal

July 14, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa saraakiil ka socotay Dowlad Deegaanka Soomaalida ku wareejiyay laba nin oo ku...

42 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeymo ka dhacay deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

42 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeymo ka dhacay deegaanka Goobo ee gobolka Hiiraan

July 14, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fiidkii duqeymo ka fuliyay deegaanka Goobo, oo qiyaastii 10...

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska Leyli Saraakiisha iyo Leyli saraakiil Xigeennada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In