Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska UNSOM oo ciidanka Boliiska Puntland ku wareejiyey qalab dab dhaliye ah”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xafiiska UNSOM oo ciidanka Boliiska Puntland ku wareejiyey qalab dab dhaliye ah”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa qalab ka kooban Matoorro dab dhaliyayaal ah ku wareejiyey taliska ciidanka Boliiska Puntland, agab wareejinta oo ka dhacday magaalada Garoowe ayaa waxaa goob joog ka ahaa isla markaasna qalabkaas la wareegay taliyaha ciidanka Boliiska ee maamulka Puntland Maxamed Siciid Jaqanaf iyo Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo Hub ka dhigista Puntland Xasan Cismaan Alloore.

Qalabkaan maanta lagu wareejiyey ciidanka Bilayska Puntland ayaa waxa uu qeyb ka ahaa agabyo kala duwan oo dawladda Jabaan ay ugu deeqday Soomaaliya, sidaas waxaa saxaafadda u sheegay taliyaha ciidanka Boliiska Puntland Maxamed Siciid Jaqanaf, isla markaasna ka mahadceliyey deeqda la siiyey.

Related posts

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

April 28, 2026

Wasiirka Wasaaradda Amniga Puntland ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin agabka maanta lagu wareejiyey ciidanka Boliiska, isagoo xusay in qalabkaan uu Boliiska ka caawin doono in ay helaan koronto meelkasta oo ay shaqo u aadayaa.

sanadkaan billowgiisii ayey ahayd markii Xafiiska QM ee UNSOM uu ciidanka Boliiska ku wareejiyey gaadiid loogu talagalay inay ciidanku uga hawlgalaan saldhigyada Boliiska.

sawir 1

sawir 2

sawir 3

sawir 4

sawir 5

sawir 6
W/D:Cabdi Xasan Rooble

Previous Post

Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal”Dhegeyso”

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan PDP oo deeq lacageed gaarsiiyay Carruur isku dhegan”SAWIRRO”

Next Post
Mas’uuliyiin ka tirsan PDP oo deeq lacageed gaarsiiyay Carruur isku dhegan”SAWIRRO”

Mas’uuliyiin ka tirsan PDP oo deeq lacageed gaarsiiyay Carruur isku dhegan”SAWIRRO”

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

April 28, 2026
0

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

April 28, 2026
0

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay Tom Fletcher, Ku-xigeenka Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In