Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Dib U Heshiisiin Iyo Aayo Ka Talinta Gobolka Hiiraan Oo Beledweyne Ka Furmay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir Dib U Heshiisiin Iyo Aayo Ka Talinta Gobolka Hiiraan Oo Beledweyne Ka Furmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkani oo ah mid ku saleysan aayaha gobolka Hiiraan iyo dib u heshiisiin dhex marta beelaha wada daga gobolka Hiiraan ayaa maanta ka furmay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo ay ka qeyb galeen furitaanka shirka siyaasiyiin,waxgarad,aqoonyahano,odayaal dhaqameedyo, iyo marti sharf kale.

Furitaanka Shirka ayaa waxaa ka hadlay Nabadoon Axmed C/lle Jimcaale oo sheegay in shirka uu furanyahay islamarkaana loo baahanyahay in ay ka soo qeyb galaan waxgaradka reer hiiraan si looga tashto mustaqbalka Gobolka oo uu sheegay in dhibaatooyin badan uu qabo.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Qaar ka mid ah waxgaradkii shirka ka qeyb galay ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin in shirkani uu ka furmo magaala madaxda gobolka hiiraan ayna ka rajeynayaan in wax wanaagsan oo horumar u ah dadka reer hiiraan uu ka soo baxo, waxaana ay sheegeen in loo baahanyahay in dulqaad loo yeesho doodaha shirka hareyn doono oo ay suura gal tahay dadka qaarkii in ay ku kala argti duwanaadaan laakiin muhiimadu ay tahay in laga eego dhinaca wanaagsan oo la isugu geeyo maskax.

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku soo qul qulaya waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,odayaal, iyo qurbo joog ka soo jeeda gobolka Hiiraan oo ka qeyb galaya shir looga hadlayo aayaha gobolka Hiiraan, iyo dib u heshiisiin horseed u noqon karta horumarinta gobolka Hiiraan.

Previous Post

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden oo soo dhaweysay wasiirka qorsheynta- SAWIRRO

Next Post

Wafdi ka socda Dowladda federaalka ah oo si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Dhuusa mareeb{SAWIRRO}

Next Post
Wafdi ka socda Dowladda federaalka ah oo si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Dhuusa mareeb{SAWIRRO}

Wafdi ka socda Dowladda federaalka ah oo si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Dhuusa mareeb{SAWIRRO}

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In