Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Ciidanka ilaalada deegaanka Xamar oo soo bandhigay wax qabadkooda”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliska Ciidanka ilaalada deegaanka Xamar oo soo bandhigay wax qabadkooda”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka ilaaladda deegaanka Xamar Gaashalle Dhaxe  Axmed  Xasan Mahdi  oo warbaahinta Qaranka kula hadlay Taliska ciiidanka deegaanka Xamar  ee degmada Shangaani ee gobalka Banaadir ayaa ka warbaxiyay  howlaha Ciidanka ay qabteen muddadii Lixda bilood ee aynu soo dhaafnay ,Waxayna ku guulaysteen muddadaasi  Aruurinta cashuuraha gobalka Banaadir ,bixinta shatiyadda Gawaariadda iyo goobanaha  ganacsiga oo si  wanaagsan haatan uga shaqeeyo 17ka degmo ee uu ka koobanyahay  gobalka Banaadir.

Axmed Xasan Mahdi taliyaha Ciidanka ilaaaladda deegaanka  Xamar ayaa sidoo kale sheegay in  ay ku guulaysteen dhismaha qeybaha Kala  duwan ee ciidanka ilaaladda Xamar oo haatan maraya dhismahooda meel wanaagsan.

Related posts

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026

Taliye Axmed ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay bixiyaan canshuurta ku waajibtay isagoo sidoo kale sheegay in ciidanka si wanaagsan ula dhaqmaan dadka Soomaaliyeed xiliga ay ku gudi jiraan gudashada howshooda.

‘Waa in aad soo dhaweysaan dadka isla markaana si wanaagsan ula hadashaan, qofka waa loo digaa hadii uu qalad sameeyo, waa in aadan u raadin dambi uusan qofka gelin” waxaa sidaasi yiri Taliyaha ciidanka ilaalada deegaanka Xamar.

vlcsnap-2015-03-31-12h48m41s35 vlcsnap-2015-03-31-12h48m49s128 vlcsnap-2015-03-31-12h48m57s211 vlcsnap-2015-03-31-12h49m04s21 vlcsnap-2015-03-31-12h49m33s52 vlcsnap-2015-03-31-12h50m08s146 ximan.JPG ximan.JPG bb

Previous Post

Taliyaha iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo kormeeray qaar kamid ah xarumaha ciidanka Asluubta”SAWIRRO”

Next Post

Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha oo kormeeray goobo loogu talogalay in lagu xanaaneeyo Xoolaha’SAWIRRO’

Next Post
Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha oo kormeeray goobo loogu talogalay in lagu xanaaneeyo Xoolaha’SAWIRRO’

Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha oo kormeeray goobo loogu talogalay in lagu xanaaneeyo Xoolaha’SAWIRRO’

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In