Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaali ka soo carartay dagaallada Yemen oo soo gaaray Boosaaso

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Soomaali ka soo carartay dagaallada Yemen oo soo gaaray Boosaaso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku dhawaad Lixdan qoys oo Soomaali ah oo kasoo carartay qala-laasaha ka taagan dalka Yemen ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Qoysaskan ayaa ka soo cararay rabshadaha ka socda dalka Yemen, kuwaasi oo soo raacay doonyo yar yar, iyadoo lagu soo dhaweeyay magaalada Boosaaso.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026

Qaar ka mid ah qoysaskii ka soo barakacay dagaallada Yemen oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Soomaalida ku nool dalkaasi ay haysato dhibaatooyin kala duwan, kuwaasi oo qaarkood lagu qaldo dad u dagaallamaya maleeshiyaadka mucaaradka ee xuutiyiinta.

Qaar ka mid ah dadkii la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa yiri: “Kuwa mucaaradka dadku way qalayaan, dowladdii ay u arkaan in dadkooda ay ka dagaalamayaan gudaha Yemen, mararka qaar waxaa jirta inay isku qaldaan dad iyaga u dagaalamaya oo aan Soomaali ahayn, balse dalalka kale oo Afrikaan ah ka soo jeeda, dhibaato badan ayay qabaan Soomaalida ku xaniban Yemen, waxaan ka codsaneynaa dowladdu in ay u gurmato dadka dalkaasi ku xaniban”

Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed ayaa sheegay inay u diyaar garoobeen sidii ay u soo dhaweyn lahaayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ka soo cararaysa dalka Yemen.

Previous Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kormeeray Kulan Howleed Kampala Uga Socda Guddiga Axsaabta Ee Baarlamaanka “SAWIRRO”

Next Post

Kooxo hubeysan oo saaka weeraray Jaamacadda Gaarisa

Next Post
Kooxo hubeysan oo saaka weeraray Jaamacadda Gaarisa

Kooxo hubeysan oo saaka weeraray Jaamacadda Gaarisa

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In