Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

15-qof ayaa ku dhimatay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen weererkii Jamaacadda Garissa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
15-qof ayaa ku dhimatay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen weererkii Jamaacadda Garissa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yeraan 17 qof ayaa ku geeriyootay 60 kalena waa ay ku dhaawacmeen weererkii maanta oo Khamiis ah ay kooxo wajiga soo duubtay ay ku galeen xarunta Jaamacadda Garissa, iyadoo sidoo kale qaar kamid ah ardayda ay ku xanibad yihiin gudaha waxaana tacshiirad saacado qaadatay ay dhex martay ciidanka Amniga iyo kuwa weerarka soo qaaday.

Inta badan dadka dhaawacmay ayaa ah kuwo rsaastu ay halka Afar kamid ah uu dhaawacoodu yahay mid liita sida laga soo xirtay wakaalada wararka ee Reuter.

Related posts

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

July 30, 2026

Hay’adda Bisha Cas ee dalka Kenya ayaa dhankeeda soo warisay in ugu yeraan 60 ruux oo ay ku jiraan labo Boliis ah waxyeelo ka soo gaartay weererka iyadoo loola cararay Isbitaalada.

Sarkaal ka tirsan Boliiska dalka Kenya oo lagu magacaabo Joseph Boinnet ayaa sheegay in is rasaaseyn ay dhex martay dableydii weererka soo qaaday iyo ciidanka ilaalada xarunta.

” kuwo weererka soo qaaday ayaa si aan kala sooc laheyn u toogtay dhamaan dadkii ku sugnaa gudaha dhismaha Jaamacadda” ayaa yiri sakaalka Boliiska ah.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidanka ay gudaha u galeen dhismaha Jaamacadda Garissa.

Kooxda gumaadka ummada Soomaaliyeed ee UGUS ayaa sheegatay weerarka lagu qaaday jaamacada magaalada Garissa.

Previous Post

dhageyso warka subax ee radio muqdisho

Next Post

Sahra Samatar: “Dowladda Federaalka Waxaa ka go’an in Qaxootiga Yemen Jooga wax loo qabto.”Wasiirka

Next Post
Sahra Samatar: “Dowladda Federaalka Waxaa ka go’an in Qaxootiga Yemen Jooga wax loo qabto.”Wasiirka

Sahra Samatar: "Dowladda Federaalka Waxaa ka go'an in Qaxootiga Yemen Jooga wax loo qabto."Wasiirka

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

July 30, 2026
0

Wasiika Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026
0

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In