Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamda Ammaanka Kenya oo Soo Gabagabeeyay howlgalkii Jaamacada Garissa “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamda Ammaanka Kenya oo Soo Gabagabeeyay howlgalkii Jaamacada Garissa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ammaanka ee dalka Kenya ayaa soo gabagabeeyay howlgalkii ay ka wadeen jaamacada magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi-Bari Kenya,kaasi oo qaatay mudo 16-saacadood ah.

Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Kenya Joseph Nkaissery oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garissa ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay soo gabagabeeyeen howlgalkii ay ka wadeen jaamacada Garissa.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Joseph Nkaissery oo ilaa saaka ku sugnaa magaalada Garissa ayaa sheegay in howlgalka ay ku dhinteen 147-qof,iyadoo aan la xaqiijin inta qof ee ku dhaawacantay.

Wasiirka ayaa intaasi ku daray in ciidamada ay dileen afartii qof ee saaka aroortii soo weerartay jaamacada magaalada Gariisa.

Wasiirka arrimaha gudaha Joseph Nkaissery ayaa sheegay in 500 oo arday oo ay soo badbaadiyeen ciidamada lagu haayo caawo xero ay leeyihiin ciidamada,iyadoo la siiyay meel ay seexdaan iyo wax ay cunaan.

Saaka aroortii ayaa kooxo hubeysan waxa ay soo weerareen jaamacada magaalada Garissa xili ay ku jireen ku dhawaad 800 oo arday oo wax ka baraneysay jaamacada.

bgh bvg bvgy cvf fdg fg ft ftr gb gh gth tgf tgh thg vfg vgf vgt vgth wae yh ytgfthb

Previous Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Istaraatiijiyad siyaasadeed ka dhan ah argagixisada oo ay dowladda sameysay

Next Post

Istaraatiijiyad siyaasadeed ka dhan ah argagixisada oo ay dowladda sameysay

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In