Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Jamhuuriya iyo Jimciyadda ASAL oo siminaar u qabtay arday “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Jamhuuriya iyo Jimciyadda ASAL oo siminaar u qabtay arday “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaar talo bixin ah oo ay iska kaashadeen Jaamacadda Jamhuuriya ee culuumta iyo tiknoolojiyadda ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (JUST) iyo Jamciyadda ASAL Student Association Link (ASAL) ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda, kaasi oo ay u jeedkiisu ahaa in ardayda ay doortaan taqasusyada ku haboon ee ku aadan marka ay Jaamacadaha galayaan.

Siminaarka oo ahaa mid hal maalin ah ayaa waxaa casharada ka bixinayay  qaar ka mid ah maamulka iyo macallimiinta Jaamcadda Jamhuuriya iyo mas’uuliyiinta Jamciyadda ASAL.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Macalimiinta siminaarka ka hadlay waxa ay ardayda kula dar daarmeen inay u istaagaan sidii ay uga faa’iideysan lahaayeen casharada laga bixiyay ee ku qotomay sida ay ardayda ka soo qalin badalaneysa dugsiyada sare ee Gobolka Banaadir u dooran lahaayeen kuliyadaha ay ku fiicanyihiin ee laga dhigo Jaamacadaha dalka ku yaalla.

Madaxa Arrimaha bulshada ee Jimciyadda ASAl Axmed Abshir Geeddi oo iska gabo gabada siminaarka ka hadlay ayaa xusay in jimciyaddu ay u taagantahay isku xirka ardayda Soomaaliyeed ee ka waxbaranaysa dugsiyada sare iyo Jaamacadaha dalka, ayna sii joogten doonaan siminaarada ay u qabanayaan ardayda ka soo baxda Dugsiyada sar ee dalka.

jus_1

???????????????????????????????jus_2 jus_3 jus_4  ??????????????????????????????? jus_7 jus_8 jus_9

Previous Post

Dhagayso Warka Subaxnimo 04.04.2015

Next Post

Maamulka Puntland oo dhagax dhigay cisbitaal iyo machad cusub “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Puntland oo dhagax dhigay cisbitaal iyo machad cusub “SAWIRRO”

Maamulka Puntland oo dhagax dhigay cisbitaal iyo machad cusub “SAWIRRO”

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In