Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda oo ka hadashay xayiraadaha xawaaladaha Soomaalida ee dibadda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiisyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Ra’iisulwasaaraha dalka ayaa walaac looga muujiyay Arrinta la xiriirta ha kinta lacagaha la soo marsiiyo xawaaladaha Soomaalida ee dalalka dibadda Kuwaas oo horay loo joojiyay.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in hadii arrintaan ay sii socoto ay caqabad ku noqon karto dhaqaalaha dowladda iyo dadaalka dowladda ay dib uga soo celinayso Nabad gelyada dalka maadaama lacagaha dibadda dadka Soomaaliyeed ay ka soo diraan ay ku tiirsantahay Dowladda Soomaaliya. sida lagu sheegay warsaxaadafeedkan.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya  Daa’uud Aweys oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in bankiyadii ugu waaweynaa ee dalka maraykanka ee la shaqayn jiray xawaaladaha Soomaalida ay joojiyeen  Adeegyadii ay u flin jireen Soomaalida dirsata lacagaha taas oo saamayn kuyeelan karta dadbadan oo ku tiirsan lacagada dibadda ka yimaada

“si Arrintaan looga hortago Dowladda Soomaaliya waxa ay horay uga shaqaynaysay in la nidaamiyo habka loo maamulo xawaaladaha Soomaalida lacagaha ka yimaada si ay ugu dhacaan gacantii loo baahnaa lacagahaasi Bankiga dhexe ee hadda shaqaynaya waxa uu leeyahay qubaro  Arrimahaasi ku xeeldheer oo waliba qeyb gaar ah oo arrimahaasi ka shaqeeya si loo sameeyo wada shaqayn ay yeeshaan Bankiga dhexe iyo kuwa caalamka” ayuu yiri Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya.

dhinaca kale  Dowladda Kenya ayaa fariisisay akoonadii  bangiyo gaaraya  86 hay’adood oo kuwa maaliyadda ah iyo shaqsiyaad ay uga shakisan yihiin in ay maalgeliyaan  argagixisada shabaab.

Arrintaan Kenya waxa ay ku dooneysaa inay ku xanibto lacago ay sheegtay inay gaaraan kooxda Gumaadka Shacabka ee Al-shabaab.,sidoo kale waxaa 86 hayadood lagu daray Arrimaha ay Dowladda isha gaarka ah ku heyso.

Ururka Shabaab ayaa weeraro badan ku qaaday dalka Kenya iyadoo wali wadda hanjabaadyo la xiriira weeraro kale oo Kenya ay ka fulin doonto.

 

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Roobabkii Gu’ga oo ka Curtay Deegaanno ka mid ah gobolada dalka iyo Barakacayaal sheeganaya nolol xumi

Next Post
Roobabkii Gu’ga oo ka Curtay Deegaanno ka mid ah gobolada dalka iyo Barakacayaal sheeganaya nolol xumi

Roobabkii Gu'ga oo ka Curtay Deegaanno ka mid ah gobolada dalka iyo Barakacayaal sheeganaya nolol xumi

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In