Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Kenya oo shaacisay magacyada dadkii fududeeyay weerarkii jaamacadda Gaarisa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dowladda Kenya oo shaacisay magacyada dadkii fududeeyay weerarkii jaamacadda Gaarisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sa laga soo xigtay wakaaladaha wararka Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay magacyada shaqsiyaad loo heysto ineey fududeeyeen ama ku lug lahaayeen weerarkii jaamacadda Gaarisa lagu qaaday khamiistii la soo dhaafay.

Hey’adaha amnige ee dalkaasi ayaa sheegay in falkaasi loo qabtay dad gaaraya ilaa 15 qofood, kuwaasoo lala xiriirinayo iney fududeeyeen weerarkii Jaamacadda Gaariisa.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Dadka la qabtay ayaa waxaa ku jira mid ka mid ah waardiyayaashii jaamacadda, milkiilaha hoteelkii ay seexdeen ragga weerarka fuliyay iyo rag kale oo la sheegay in ay usoo gudbiyeen hubkii ay ardayda ku laayeen.

Mgacyada dadka la qabtay ayaa waxaa ka mid ah.

Maxamed Aadan Suuroow oo la sheegay in uu yahay milkiilaha hotelki ay ku soo degeen ragga weerarka fuliyay.

Cismaan Cabdi Dhaqane   oo ah waardiyihii jaamacadda kaasoo la sheegay in uu sawirro ka qaaday meydadka ardayda la xasuuqay, isagoo wacay lambaro Soomaaliya ah sida ay booliisku tilmaameen.

Maxamed Abid Abuukar, Xasan Aadan Xasan iyo Sahal Diiriye Xasan ayaa la sheegay iney hubka usoo gudbiyeen maleeshiyaadka gumaadka geystay waxaana la qabtay xadka iyagoo isku dayaya ineey u gudbaan Soomaaliya.

Raggan la qabtay ayaa  weli waxaa ku socda baaritaano dheeraad ah.

Previous Post

Dowladda Uganda oo ka hadashay Qabashada Wakiilkii Argagixisada Al Shabaab ee Dalkaas oo la qabtay

Next Post

Deg deg  Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Next Post
Deg deg  Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Deg deg  Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In