Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kula shiray safiirka Australia u qaabilsan Somalia {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kula shiray safiirka Australia u qaabilsan Somalia {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Puntland Cabdi wali Maxamned Cali Gaas ayaa maanta Garoowe ku qaabilay wefdi uu
hogaaminayey safiirka Dawladda Australia Mr. John Feakes, qeybna uu ka ahaa madaxa hay’adda UNODC ee Soomaaliya Mr. Alen Cole. wafdigaa oo maanta halkaa gaaray.

Madaxweyne Gaas ayaa kullan gaar ah la qaatay Safiirka iyo masuuliyiinta la socday  waxaana ay kawada hadleen horumarka  ka soconaya Puntland, dardar gelinta mashaariicda horumarineed ee ay kawadaan Puntland, arimaha siyaasada iyo Aminaga iyo waxyaabo kale oo quseeya Maamulkaas.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026

” Waxaa sharaf weyn noo ah in maanta aanu halkaan ku soo dhaweyno Safiirka Soomaaliya u qaabilsan Dawladda Australia Mr.John Feakes oo maanta nagu soo booqday Magaalada Garoowe ee Caasimada  Puntland, imaanshihiisana waan ku faraxsanahay waana soo dhaweynaynaa ”Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

IMG_3991 IMG_3993 IMG_4022 IMG_4026 IMG_4054

Previous Post

Deg deg  Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Next Post

Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Cadaaladda Turkiga iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar” Sawirro”

Next Post
Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Cadaaladda Turkiga iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar” Sawirro”

Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Cadaaladda Turkiga iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar" Sawirro"

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In