Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Cadaaladda Turkiga iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar” Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Cadaaladda Turkiga iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar” Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnahaan ka socday Wasaradda Cadaaladda dalka Turkiga  oo ay  wehliyaan  Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir iyo Guddoomiyaha Maxakamadda Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur ayaa kormeer ku tagay Xabsiga Dhexe ee Xamar .

U jeedada kormeerkooda ayaa ahaa ka warqabka xaaladda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo ogaanshiyaha xaaladaha dhabta ah ee ka jira xabsiga dhexe waxyaabaha ay u baahanyihiin in laga saacido Taliska Ciidanka Asluubta.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Mas’uuliyiinta ayaa intii ay halkaasi ku sugnaayeen waxaa ay kulamo la yeesheen Taliayah Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo saraakiil kale ayagoo isl soo hadal qaaday xaaladda xabsiyada, ciidanka iyo baahiayaha dhanka adeegyada ah si  wasaarada Cadaaladda Turkligaay uga qeyb qaadato haqabtirka baahiyahaasi.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guuto  Xusen Xasan Cismaan ayaa kulanka kaddib Warbaahinta Qaranka uga waramay booqashada Mas’uuliyiintan ay ku tageen Xabsiga dhexe isagoo xusay in weli ay sii socondoonaan kulamadaasi inta wefdiga uu jooga dalka.

Intaasi kaddib ayaa waxaa ay kormeer ku sameeyeey qeybaha uu ka kooban yahay xabsiga dhexe ee xamar si ay u arkaan xaaladda dhabta ah ee halkaasi kajira.

Wefdiga oo ka socday wasarada cadaalada turkiga oo shalay soo gaaray muqdisho ayaa horey ula kulmay wasiirka Cadaaladda Dowladda Soomaliya iyagoo kawada hadlay wadashaqeynta labada dhinac iyo taageero Turkiga uu siyo Wasaaradda si ay u dar-dargeliso howlaha horyaala.

vlcsnap-2015-04-08-12h35m58s45 vlcsnap-2015-04-08-12h36m26s67 vlcsnap-2015-04-08-12h35m41s127 vlcsnap-2015-04-08-12h33m40s199 vlcsnap-2015-04-08-12h33m18s233 vlcsnap-2015-04-08-12h33m23s22

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe kula shiray safiirka Australia u qaabilsan Somalia {SAWIRRO}

Next Post

Wasiir ku xigeeenka caafimaadka oo xariga ka jaray Qaybta Dhimirka Isbitaalka Laansareeti oo dib u dhis lagu sameeeyay

Next Post

Wasiir ku xigeeenka caafimaadka oo xariga ka jaray Qaybta Dhimirka Isbitaalka Laansareeti oo dib u dhis lagu sameeeyay

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In