Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka “Ma soconeyso in dawo dhacday laga iibiyo bulshada”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabada lagu soo dhaweeynayay abaalmarinta la guddoonsiiyay Prof Dufle oo lagu qabtay Muqdisho ‘Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaad ayaa sheegtay in si deg deg ah ay wax uqa banayso arrimaha la xariira dawooyinka aan tayada lahayn ee lagu iibiyo  qaar ka mid ah xarumaha caafimaadka ee ku yaala magaalada Muqdisho

Wasiirka  Wasaaradda caafimaadka Drs Xaawo Maxamed Xasan ayaa tilmaamtay  in aan la  aqbali doon  in  bulshada  Soomaaliyeed  laga iibiyo  dawooyin  aan  la hubin tayadooda  oo aan  soo marin  Wasaaradda  caafimaadka, ayna tallaabo cad ka qaadi doonaan ciddii lagu hela iyada oo dawo tayadeedu hooseyso bulshada ka iibineysa.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026

“Ma soconeyso in dawo dhacday ama tayadeedu hooseyso in dalka lagu iibiyo, waxaan ku tala jirnaa in sharciga caafimaadka aan horgeyno golaha Wasiirada, kadibna aan u gudbino baarlamaanka, ayaan sharci u adeegsan doonaa dadka doonayo inay dalka soo geliyaan dawooyin dhacay” ayay tiri Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.

Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii loo heli lahaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran, isla markaana laga hortago dadka ka ganacsanaya dawooyinka dhacay ama kuwa tayadoodu hooseyso.

Previous Post

Wasiirka Dhallinyarada oo sheegay inay diyaarinayaan siyaasad lagu horumarinayo dhallinyarada

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In