Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada iyo Daladaha oo isku Waafaqay in la qaado Imtixaan Qaran.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada oo la kulantay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

(Muqdishu) 13.04.2015.Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta isku waafaqay in hal mar dalka oo dhan laga qaado imtixaan Qaran
islamarkaana Arday kasta oo imtixaanka ka qeyb qaadanaya uu buuxiya
(Foomka Diiwaan gelinta Ardayda) kaas oo ay wada meel mariyeen
Wasaaradda iyo Dalladaha Ahliga ah ee inta badan gacanta ku haya
Iskuulada Privet-ka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Prof
Maxamed Abdulkadir Nuur ayaa sheegay in sanadkaan Wasaaradda ay ka
go’antahay in ay qaaddo Imtixaan Qaran oo loo dhanyahay loogana
baahanyahay Dhamaan dalladaha iyo Ardayda in ay haystaan Foomkaan ku lifaaqan Qoraalka.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Si kastaba Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo kaa shaneyso
Daladaha in ay sanadkaan qaado imtixaan Qaran oo loo dhanayahay.

sc scan

Previous Post

DHAGEYSO:Barnaamijka Bandhiga wareysiyada Radio Muqdisho 13 04 2015

Next Post

Marwo Khadar Bashir Cali Oo Maanta Kormeertay Qaar Kamid Ah Iskuulada Muqdisho (Sawirro)

Next Post
Marwo Khadar Bashir Cali Oo Maanta Kormeertay Qaar Kamid Ah Iskuulada Muqdisho (Sawirro)

Marwo Khadar Bashir Cali Oo Maanta Kormeertay Qaar Kamid Ah Iskuulada Muqdisho (Sawirro)

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In